berberatoday.com
Waxaan Ogaysiinayaa Shacabka Reer Somaliland iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Jecel Cadaalada
April 16, 2016 - Written by Berbera Today

Waxaan Ogaysiinayaa Shacabka Reer Somaliland iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Jecel Cadaalada, Sinaanta iyo Ku Dhaqanka Sharciga, In Maalinta Axada ah la bilaabi doono Dacawada ku saabsan Khilaafka Xisbiga Ucid, Loona gudbin doono Haya’adaha ku shaqada leh.
Khilaafka soo noqnoqday ee Xisbiga Ucid wuu ka fursan waayay in loo gudbiyo haya’adaha sharciga si dabar loogu helo cidii ku xadgudubtay kuna xadgudbaysa Xeerka Xisbiga UCID talaabo sharciga waafaqsan laga qaado. Waxaanu marti u nahay cadaalad, Dacwadana way socon doontaa ilaa Maxkamadda Sare. Wax danbe oo huursanaanayaa ma jirto, wax walba banaanka ayay imanayaan si bulshada loogu iftiimiyo wax la isku hayo iyo khilaafka UCID dhinaca aanu ka taaganahay Gudoomiyuhuna dhiniciisa isagu u cadeeyo.
Waxanu ku rajo waynahay in sharciga loo sinaan doono dhan kastana cadaaladdu waxay u goyso ay heli doonto hadii Alleh yidhaa marka natiijada la gaadho ee go’aanka kama dambaysta ahi soo baxo.

Dubad Gacayte's photo.
Dubad Gacayte's photo.Dubad Gacayte's photo.
Dubad Gacayte's photo.
Maxamed Gacayte
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews