berberatoday.com
Maamulkii Iyo Macalimiintii Dugsiga Hira Berbera Ee Ay Dhiganaayeen caruurtii Badu Liqday Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Magacyada sadexdii Caruurta Ahaa EE Badu Liqday
April 17, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com0)-Sadexda Cararuur ah oo magacyadoodu kala ahaayeen.1 Ismaaciil Axmed Haybe Warsame(Ina Malas). 2. Mubaarig Maxamed Saalax 3. Cabdirashiid Axmed Cabdilaahi.ayaa waxa wali layahay oo meydkiisa la baadhayaa Cabdirashiid Axmed Cabdilahi oo ah wiilkii Sadexaad.

Dhinaca kale sadex caruur ah oo dhignaayay dugsiga sida gaarka ah loo leeyahay ee Hira oo berbera uu ka hirgaliyay maalqabeen udhashay dalka Isutaga imiraatka carabta oo markii hore loogu talagalay inuu noqdo mid si bilaasha ah oo waqaf wax looga barto ayaa lacag laga dhigay waxaanay wararka aanu ka helay waalidada caruurtani sheegayaan in sadexda caruura Lacagtii iskuulka ee bisha lagaga soo eryay dugsiga Hira shalay galinkii hore abaara 11kii subaxnimo kadibna ay sidaas bada ku tageen, waalidiinta caruurta dhashay ayaa iyagu soo bandhigay sida la sheegay juwanadii lacagta caruurtooda ay kaga bixiyeen iyaga oo sheegay in aan wax lacaga oo lagu lahaa aanay jirin sife khalad ah dugsiga caruurta lagaga soo saaray.

Ciidamada booliska Berbera ayaa isla xalay fiidkii Xabsiga utaxaabay maamulihii Dugsiga Hira Xasan Maxamed Xasan iyo Xisaabiyihii Dugsigaas Hira ee Berbera Cabdikariin Cismaan Jaamac waxaana sababta xabsiga loogu taxaabay lagu sheegay inay sife khalad ah caruurtaas iskuulka kaga saareen maadama oo caruurttan aan wax lacag ah oo feegii ah lagu lahayn sida la sheegay iyo caruurta oo masuuliyadooda ay lahaayeen maamulka dugsiga hira maadama oo caruurtan bas guryahooda lagaga soo qaadi jiray subixii marka ay rawaxaana gurigooda hortiisa basku geyn jiray oo aanay haba yaraatee heshiiskooda ku jirin in caruurta suuqa lagu soo daayo hadiiba ay wax danbiya sameeyaan ama waalidkood loo baahdana looga yeedhi jiray tilifoonada waalidiintood oo xafiiska Dugsiga yaala si loogala xidhiidho.

bas

 

 

Berberatoday.com

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews