berberatoday.com
Sadex Haween Ah Oo Xalay Ilaa Saaka Muqdisho Lagu Toogtay Cidna Aan Loo Qaban Dilkooda
April 17, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.net)-Maagalada Muqdisho waxa saaka rag hubeysan oo watay mooto ay ku dileen degmada Dharkenley gabar la oran jiray Fawsiyo Jamaal Xasan.

Isla weerarkaasi ayaa waxaa ku dhaawacmay gabar ay walaalo ahaayeen oo la yiraahdo Shankaroon Jamaal Xasan.

140723192803_mogadishu_512x288_afp_nocredit

Labada gabdhood ayaa nadiifiyayaal ka ahaa mid kamid ah xarumaha hay’adaha Qaramada Midoobay ee Muqdisho.

Xilliga la weeraray gabdhahaasi ayaa waxa ay u socdeen goobtooda shaqada iyagoo la socday mootada Bajaajka loo yaqaan, halkaasi oo sidoo kale uu ku dhaawacmay darawalkii Bajaajta.

Xalay ayaa sidan oo kale degmada Hodan waxaa rag hubeysan ay gurigeeda ku hor toogteen haweeyney la oran jiray Cibaado Cagla oo da’deeda lagu sheegay dhawr iyo todobaatan jir.

Cibaado ayaa waxa ay ka tirsanayd waaxda wacyigelinta ee degmada Hodan.

Illaa hadda ma ay jirto koox sheegatay dilka loo gaystay haweenkaasi.

Magaalada Muqdisho ayaa dhawaanahan waxaa ku soo kordhayay dilalka qoryshaysan iyo qaraxyada, iyadoo intooda badan ay sheegtaan Xarakada Al-Shabaab.

 

 

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews