berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Beel Kamida Beelaha Dega Gobolada Saaxil Iyo Togdheer Oo Doortay Gudoomiye Dhaqameed Hogaamin Doona Kuna Soo Dhaweeyay Berbera
April 18, 2016 - Written by Berbera Today

Gudoomiye dhaqameedBerbera(Berberatoday.com)-Beel kamida beelaha Dega Gobolada Saaxil Iyo Togdheer oo layidhaa Axmed Xasan(Dhogori) iyo Gaashaan Buurteeda ayaa maanta Berbera si balaadhan ugu soo dhaweeyay Gudoomiye dhaqameed Beeshaas hogaamin doona oo ay dhawaan ku doorteen Gobolka Togdheer, Gudoomiye dhaqameedkan oo lagu magacaabo Cismaan Ismaaciil Xaaji Xirsi oo soo dhaweyn balaadhan lagu qaabilay ayaa waxa ka hadlay xaflada lagu soo dhaweynayo Cuqaal,odayaal, waxgarad, dhalainyaro Iyo haween ayaa dhamaantood dhayda ka cadeeyay inay Gudoomiye dhaqameedkan ay soo doorteen taageero buuxdana la garab taagan yihiin.

Gudoomiye dhaqameedka la soo dhaweeyay ee dhawaan la doortay ayaa isaguna dhinaciisa ka dalbaday bulshada doortay iyo bulshooyinka kale ee reer Somalilandba inay ugu duceeyaan in uu ilaahay xilka loo doortay ku asturo lana shaqeeyaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Ka Daawo Muuqalka warbixintan Oo Dhamaystiran

Gudoomiye dhaqameed 2

 

DSC03972

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews