berberatoday.com
“Shan Maalin Ayaan Badda ku Jirney Anaga oo 23 Qof ah Markab ayaa Nasoo Bad baadiyey.” Mid Ka Mid ah Dadkii Ka Bad-baaday Doontii Qar Qoontey
April 18, 2016 - Written by Berbera Today

Athens(Berberatoday.com)-Wiil dhalinyaro ah oo ka mid ah dadkii ka badbaaday Masiibadii ka dhacday Badda u dhaxaysa Dalalka Masar iyo Giriiga waxa uu sheegay in mudo shan cisho ah ay dul sabaynayeen Badda.

Wiilkan oo lagu magacaabo Cawaale Shandoon oo hada ku sugan Jazeerad ku taala Dalka Giriigu in doontaasi ay ku saarnaayeen 500 oo Qof ayna haatan ka badbaadeen oo kaliya 23 qof isaga oo sheegay in ay gurmad ka heleen Markab laga lahaa dalka Philibiin.

Cawaale Warsame Shandoon oo arimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi.

“Waxaan soo baxnay 7-dii bishii Afaraad maalin khamiis ah dalka Masar gaar ahaan magaalada Alxandira, waxaan ahayn 500 qof , doontii ayaa nala qallibantay, waxaan kusoo badbaadnay kaliya 23 qof, waxay doonta nala qallibantay 12-kii bishan, waxaana 17-ka bisha nasoo badbaadiyey markab Philippine ah markii aan 5 maalin badda dul sabeynaynay, waxaan ku sugannahay Jasiirad ku taalla Gariiga.” Sidaasi Waxa Yidhi Cawaale Warsame oo ka mid ah dadkii ka Bad baaday Doontaasi

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews