berberatoday.com
Ceebtii Xalay Xafladii Casho Sharaf Ee 10pound Ahayd.
April 19, 2016 - Written by Berbera Today

Ceebtii Xalay Xafladii casho sharaf ee 10pound ahayd.

Xaflad casho oo xalay ka qayb galay Magaalada London oo lagu soo dhawaynaayey Xoghayaha cusub Ucid ayaa waxa dhacday in Xoghayaha Cusub goobtii lagu waydiiyey 10pound oo uu ku casheeyey taas oo sida aragtaan uu ka bixiyey Masuul kale cashadii 10pound ahayd,markii uu baadbaadhey Jeebadiisa Xoghayuhu wax lacagaa oo diyaaraana uu ka waayey,iyadoo uu qajilaad dareemay sida ka muuqata wajigiisa hadaad eegto sawirka oo uu madoobaaday bahdilaad awgeed,waxaana isla markaa ag fadhiya Eng Faysal Cali Waraabe oo isagu eegaya 10pound ee uu Masuulkaa kale ka bixinaayo waxa isla markaa dultaagan ninkii lacagta ururinaayey oo qalin sita lacagahana isku dardaraaya hadaad sawirka sifiican u eegtid, waxa kuu muuqanaysa gacantiisa iyo lacagihii uu isku dardaraayo,waxa ceebweyn ahayd in xaflad loo sameeyey xoghayaha oo lagu soo dhawaynaayey in isagii lacagtii uu ku casheeyey dadwaynaha hortooda logu waydiiyo,,Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo 13000dollar bishii ku qaata Xisbiga Ucid ma waxa uu awoodi kariwaayey in uu casho sharaf u sameeyo Xoghaye uu isagu magacaabey

 

 

 

Daauud Ali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews