berberatoday.com
Faadumo Siciid Oo Ka Hadashay Aafada Tahriibta, Tacsina U Dirtay Qoysaska Iyo Shacabka Reer Somaliland
April 19, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-La-taliyaha arrimaha dibedda Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Fadumo Siciid, ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Qoysaska, Ehelada, Qaraabada iyo dhaam Shacabka Somaliland ee ay ka baxeen Dhalinyaro laba Boqol ka badan oo ku dhintay Doon kula geddoontay Badda u dhaxaysa dalalka Masar iyo Talyaaniga dhammaadka toddobaadkii hore.

9

Marwo Faadumo Siciid, ayaa ku tilmaantay Masiibadan Taahriibka Aafo Qaran oo samaysey dhammaan Shacabka iyo Waalidiinta Geeska Afrika, gaar ahaan Ummadda reer Somaliland. Waxay Faadumo Siciid sidaas ku sheegtay Qoraal kooban oo ay Caawa soo saartay, kaasoo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay xaafiska wargeyska Saxafi maalinti shalay, waxa uu u dhignaa sidatan; “Waxaan Tacsi tiiraanyo le u dirayaa dhammaan Qoysaska, Ehelada, Asxaabta, Qaraabada iyo guud ahaan Shacabka Somaliland, gaar ahaan Waalidiinta ay ka baxeen Dhalinyarada tirada badan ee ku dhintay Badda u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga. Waxaan leeyahay inta dhimatay ALLAAH ha u naxariisto, dhammaanteenna Allaah Samir iyo Iimaan ha innaga siiyo.

Runtii wax laga naxo oo aafo Qaran ah ayaa dhacay, waa dhibaato saamaysay dhammaan Shucuubta geeska Afrika, gaar ahaan Somaliland iyo Soomaalida-ba. Waa wax u baahan Talo Qaran iyo mid caalami ah, waxaa looga baahan yahay dowladda inay rejo u abuurto Ubaxa Badaha ku dhammaanaya oo ah Xooggii iyo Muraayaddii waddanka.”

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews