berberatoday.com
“Jaamacada Golis Ee Berbera Maxkamad Ayaan La Tiigsanayaa Xeer Ilaalinta Iyo C.I.D-na Waan Ugudbiyay, Ardayda Waxa Rabashka Dhex Dhigay Jaamacad Golis Oo Isku Kaaya Diray”Isuduwaha Waxbarashada Ibraahim Digaale, Daawo Muuqal
April 19, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.net/com)-Isuduwaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Gobolka Saaxil Ibraahim Digaale Maxamed ayaa maamulka Jaamacada Golis ee Berbera ku eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii ay ardayda wax ka barata Dugsiga sare Ee Cabdisalaan ku burburiyeen qalabkii yaalay Xarunta waxbarashada ee Berbera oo maalintii shalay ay ardaydu burbur xoogan gaadhsiiyen kadib markii ay waayaane Tartan aqoon korodhsi oo jaamacda golis ee Berbera uqabanaysay ardaydaas oo ku soo baxay tartan dugsiyada dhexdiisa ah.

Waxaanu Isuduwaha wasaarada Waxbarashada Gobolka Saaxil sheegay inay Maamulka Jamacada Golis markii hore la soo doonteen ardayda inay tartankaas ka qeyb galaan balse ay ku fashilmeen inay balankaas fuliyaan beena ka sheegeen, sidoo kale Waxa uu Isuduwuhu xusay inuu dacwad ka dhan ah Jaamacada Golis ugudbiyay Xeer ilaalinta Gobolka Maxkamadna la tiigsan doono maamulka jaamacada golis arinkaasna aanu ka hadhi doonin wixii qalab laga jajabiyay Jaamacadaas ku leeyahay maadama oo ay Fidmada ardayda iyo maamulka waxbarashada ka dhex dhacday iyagu abuureen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warbixintan oo Dhamaystioran

 

 

 

Berberatoday.com/net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews