berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland Ku Eedeeyey In Ay Si Qarsoodi Ah Ku Bilowdey Wada Hadaladii Lagula Jiray Somaliya
April 20, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ku eedeyey in ay  si hoose u bilaaben wada hadaladii labada dal ee Somaliland iyo Somaliya  taas oo  ay ku micneeyen  mid  Somaliland u hor seedi karta cawaaqib xumo

 

Waxaana sidaasi warbaahinta u sheegay afhayeenka xisbigaasi xildhibaan Ibraahim Mahdi Buuba waxana uu sidoo kale xildhibaan Buubaa uu eedo kulul u soo jeediyey xeer ilaaliyaha guud ee qaranka isaga oo ku dhaliilay dacwadii ay dhibanaha ka ahayeen ururka suxufiyinta ee SOLJa oo uu sheegay in uu hor  istaagay  isagoona bananka soo dhigay in xeer ilaaliyaha golaha wakiilada looga yeedhi doono waxna laga weydin doono sababta uu sidaasi u sameyey

Halkan Hoose Ka Daawo  Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews