berberatoday.com
Madaxda Gobolka Saaxil Ma Kulmiyaa Miise Waa Xisbiga Wadani?Qalinkii Cabdi Jaamac Aadan(Cabdi Buur)
April 20, 2016 - Written by Berbera Today

 

Madaxda gobolka saaxil ma kulmiyaa mise waa wadani

Cabdi buur

Aniga iyò in badan  oo  ila fikir ihi waxaanu aaminsanahay madaxda gobolku inay u shaqeeyan Xisbiga wadani dad badan oo ah dadkii Kulmiye lasoo halgamay ayaa maalin walba ku biiraya Xisbiga wadani dadkaas oo ah hawlwadeenadii Kulmiye sababtaas eedeeda ay masul ka yihiin madxxda dawladu u soo dirtay gobolka gudomiyihi gobolka ee Kulmiye garab kii haweenka garab kii dhalinyarada waxay hør meehanabayaan xafiisyada hortooda waa laga soo xidhaa albaabada lama xurmeeyo lama sharfo meel walba dayn ay xisbiga Kulmiye u galeen ayaa loo haystaa marka sida á loo bahdilo maamulkii Xisbiga I nuu dhaqaajiyo lå rabay waayahay madaxdii markay xisbul xakin kii iyo hawlwaderndiis sidaai ula macaamilasn sow maaha macnaheedu gala wadani galaay gunaanad ha ogaado gudoomiyaha Kulmiye muuse biixi abdi madaxda gobolku inay dagaal kula jirto oo ay xisbiyo mucaarid ah la shaqaynayaan

Wabilaahi tawfiiq

 

Rag cadaalad waaya sidii cawsha kalayaac

Waxaan ahay Raggi dhiigooda ushubay uguureeyay u galab caraabay maalkooda wakhtigooda u hurry sidii siilaayo kursiga wadanka ugu sareeya igu fadhiisan lahaa hawl badan ayaanu umaray alhamdulilaah waa nu ku guulaysanay xilkamaan Rabin laakiin cadaalad dalka iyo dadka lagu dhaqo ayaanu rabnay masay dhicin taasi ismadoorin kii aan diriyo daarta kii galay wax wallba waa sidii aanu ka gadoodnay waxaan umalaynayaa talo ayaa loo baahanyahay wallba reer saaxil talo aan laruugin waa lagu rafaadaa Horta wali ma Iswaydiisay  maxaa jamaal cadaalad darada loogu samaynayaa,

Reer Kulmiye Miyay Illaaween Wixii aynu Soo Marnay e aynu ka dagaalanay waxy ahyd Cadaalada Daro,Markaa Madaxda Kusii hadhay Kulmiye e dawlada Ku jira waxaan Ugu baaqayaa in ay wax ka qabtaan Arinka  Jamaal Cali Xuseen  e Sidii Kubada Lagu Cayaaray
 
Qalinkii 
13000121_223727351350116_7230406630975919700_n
Xaaji Cabdi Jaamac Aadan(Cabdi Buur)
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews