berberatoday.com
FARIIN – SOO QABASHADA MUKHALASIINTAN, DHALINTA SOMALIDA BADDA KU GURAY, KA QAYB QAADO SIDII SHARCI LOO KEENI LAHAA
April 21, 2016 - Written by Berbera Today

mukhalisiinta dadkaKa qayb qaado in kooxdan la soo taago sharciga, waa qaar ka mid ah kooxaha mukhalasiinta ah siiba kuwii doontii 17 April 2016 degtay ka danbeeyay, waxay masuul ka yihiin kumayaal dhalinyaro ah oo dhintay. Kooxdani waxay ku sugan yihiin dalka Masar, waxayna ku xidhan yihiin wakiilo ka soo tahriibiya dhallinyarada dalka Somaliya.

Suuradaha sawiradda aad hoos ku aragtaan waa koox ka mid ah kooxdii ka qayb qaadatay inay doontii ugu danbeeysay ee degtay saaraan in ka badan 500 oo somali ah. Waxa kale oo jira nin isna dadka uga soo dira Hargeysa oo lagu magacabo Axmed Cali Cumar Dhabane oo ah nin dalka Masar hore looga tarxiilay. Shabakadda tahriibiyaashu ama kooxaha ka ganacsada tahriibinta Somalidu waxay xafiisyo ku leeyihiin magaalooyinka Hargeysa, Burco, Yemen, Boosaso, Sudan iyo Muqdisho waana koox isku xiran.

Kuwa aad sawiradooda aragtan waa kuwa doonyaha ka saara Masar, iyagoo dadka ka qaata lacag u dhaxaysa $3000 ilaa $4000 oo dollar, halka Carabka ee doonta laga kiraysanayo lagula heshiiyo $2000 kun oo dollar.

MAGACYADDA KOOXDA KA GANACSATA CARUURTA
============
1. CabdiSamad – Waa Array saaqiday – Sacadmuse – Habar Awal.
2. Cabdixakiim Diiriye Waa Arday dhigta Jaamacadda Qaahira.
3. Khadar Dheere ( magaciisa dhabta ah waa Cabdi Khadar) Muse Care, habaryonis – Wuxu ku jooga Qaxootinimo, waxana u sugayaa UNCHR, Mar ayaa hay’addu dib uga soo celisay garoonka diyaaraddaha Qaahira. Khadar dhere wuxuu la shaqeeyaa nin isqariya oo la yidhaahdo Axmed, musecarena aay isku yihiin (eeg lifaaqa ugu jhooseeya)

4. Cabdi Yasiin Yool – Waa Wariye ka tirsan Muuq baahiyaha HCTV, sidoo kale dalka u jooga dhoofsuge “qaxooti in lagu qaado”.
5. Siciid Deeq – Wuxu ku magac dheer yahay Scholes – Iskoolis Waxa u hore uga tirsana Jaamacadda Alazhar, Haddana waxa u Master ka diyaarin Machadka Dowladdaha Carbeed.

Kooxdan ayaa ah kuwa dhallinyarada u soo tahriibya dalalka Yurub, iyagoo aan kala jeclayn dhimasho iyo nolosha dadka ayay waxay ku soo raraan doonyo yar yar tiro aad u badan oo dhallinyaro ah. keliyana waxaa u darran lacagtooda halka dhallintana ay ka go’an tahay Yurub.

FG. Intaan kaliya kuma koobna ee koox kale ayaa iyaguna jira. Insha’allah waan idiin soo gudbin doonna haddii Eebbe Idmo.

Ahmed Ahmed 1 Ahmed 3

Cabdi Jama Ali

jamali555jamali555@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews