berberatoday.com
“Tahliil dhalinteena.Tahriibka dadkayga.Tubtaa Lagu Leeday.Waxaa Bakhti Tuulan.Tabaaliyo Diifta.Barbaarta Tasowday.Abwaan Xiis maxamed Cilmi(Shanfool)
April 21, 2016 - Written by Berbera Today

Tahliil dhalinteena.
Tahriibka dadkayga.
Tubtaa lagu leeday.
waxaa bakhti tuulan.
Tabaaliyo diifta.
Barbaarta tasowday.
Hadaad taladaada.
Markay tegayaana.
Tabaabulshe siiso.
Hadhowtana tiigta.
Kuwaad ku tabcaysay.
Markuu wadku tiirka.
Xabaasha ku teedsho.
Adoo talamaaya.
Tiiraanyiyo oohin.
Hadaad ku tiraabto.
Tolaayda Baroorta.
Ilmadu ku tiflayso.
Maxay tari hoogay.
Adaa falay taase.
Kuwayno tebayno.
Kuweena taxaaban.
Talyaaniga caydha.
Kuwaa tuban gaajo.
Kuwaa la takooray.
Kuweena la toogtay.
Waxaa taranteenu.
Tol caawiya wayday.
Tagoogo jabkooda.
Tusaale u qaado.
Kuwayni tacliinta.
Aqoon ku talaalay.
Dirays u tolaynay.
Bugaag toban dhaaftay.
Iskuul la tegaayay.
Aroor hore toosay.
Markii tunka xoogu.
Koriin taharaystay.
Kolkii wax tarkooda.
Tanaad la sugaayay.
Caruurta taraagtay.
Tukhaan tukhintooda.
Tashkiilkiyo dhoofka.
Haddii lagu toogtay.
Raq-dooda tan dhaaftay.
Bad weyn lagu tuuray.
Ku taamilo qaado

Abwaan Xiis Maxamed Cilmi(Shanfool)

Berbera Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews