berberatoday.com
Xisbiga Waddani Oo Salatul Jinaasa Ku Tukadey Dhalinyaradi Dhawaan Ku Geeriyoodey Badda U Dhaxeysa Masar iyo Italy + (Sawiro).
April 21, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa waxaa u maata salaatul-Jinaasa ku tukadey dhalinyaradii dhawaan ku geerootey badda u dhaxeysa Masar iyo Italy .

4

Tukashada salaadan ayaa waxaa ay ka soo qabsoontey barxada Hotelka Maroodi-Jeex ee magaalada Hargeysa  ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro , sarakiil sar sare ee oo ka tirsan  xisbigaasi, xildhibaano Iyo Dhalinyaro.

1

Markii salada la tukadey waxaa ugu horeyn warbaahinta la hadley afhayenka garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme waxaana uu sheegay in uu tacsi u dirayaan dhalinyaradaasi ku dhimadey badda isla markaana  sababta ay dhalinyaradu badda isku tuureyso waxaa uu u micneeyey rajo xumo  iyo cadaalad daro ay ka arkeen xukuumadii talada u haysay

2

Sidoo kale waxaa isna dhinciisa ka hadley isla markaana u duceeyey dhalinyaradii ku haligantey badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro waxaana uu sheegay in uu muragada la qabo lana dareemayo waalidkii ay caruurtaasi ka baxeen isla markaana uu ilahay ugu baryayo in uu samir iyo iimaan ka siiyo

3

Dhinca kale gudoomiye Ciro waxaa uu xukuumada Somaliland ku eedeyey mid ku fashilantey in ay qorshe   u sameyso dhalinyarada isla markaana waxaa uu dhalinyarada ku booriyey in aanay dalka ka tahriibin inta ay xukuumadan kulmiye wakhigeedu dhamanaayo isagoona xusay in xisbiga uu gudoomiyaha ka yahay uu qorshe iyo siyaasad cad oo qaran uu dhalinyarada  ka leeyahay
5
67891011121314

 

 

Xigasho Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews