berberatoday.com
Wasaarada Arimaha Dibada Oo Ka Hadashay Ujeedada Wafti Ka Socda Somaliland Oo Turkiga Jooga
April 22, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berrberatoday.com)-Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland ayaa beenisay in Wasiiro xukuumada ka tirsani ay Turkiga u joogaan Gogol xaadhka wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya.

Keyse Dhako Daas

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Axmed Ismaaciil Aadan (Axmed Kayse)  oo ka hadlay wararka sheegaya  in wasiirka arimaha dibada iyo Wasiirka madaxtooyadu arimahaasi u tageen dalka Turkiga oo uu shegay inaanay u tagin.

“Wasiiradu waxay u tageen Turkiga Xaalada bini’aadanimo iyo sidii ay dawlada Turkiga uga wadahadli laahaayeen in gurmad ay ka geystaan xaaladii aabaareed ee ka dhacday dalka iyo deeqaha ay siiso Somaliya oo sidii Somaliland u heli lahayd Xaqeda”ayuu yidhi Wasiir Kayse.

Wasiir Kayse waxaa kale oo uu  sheegay in masuuliyiinta warkaasi bulshada u bandhigtay ay u sheegeen waxaan jirin “Runtii waa nasiib daro in nin wayn oo xisbi mucaarad ah oo afhayeen ah inuu umadda Somaliland u sheego wax aan jirin”Ayuu yidhi Wasiir ku-xigeenka arrimaha Dibadu.

Afhayeen Xisbiga Waddani  Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo maalintii Arbacada  warbaahinta la hadlaya ayaa sheegay in wasiiradaasi u tageen Turkiga sidii wadahadaladii ka dhaxeeyay Somaliland iyo Somaliya hoos loogu bilaabi Lahaa oo xukuumada qarinayso In ay dib u bilaabayso.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews