berberatoday.com
War Deg-dega”Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Hadda a Socda Deegaanka Banka Qoolcade
April 23, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-War deg deg ah oo hadda nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in uu hadda dagaal ka socdo deegaanka Banka Qoolcadey oo ka tirsan degmada Sallaxley ee gobolka Maroodi-jeex.

breaking newsDagaalkan ayaa la sheegay in uu u dhaxeeyo ciidamada dowaladda Somaliland iyo Malleeshiyo beeleed halkaasi ku sugan, iyadoona lasoo sheegay in dagaalkani uu sababay Riig halkaasi saaka subaxnimadii la geeyay.

Dagaalka ayaan illaa hadda wax khasaare ah laga soo warin, wallow ay wararka qaar sheegayaan in uu jiro dhaawac soo gaadhay ciidanka dagaallamay, iyadoona xabbadu ay hadda halkaasi ka socoto.

Ma jiraan warar madax-bannaan oo laga helayo goobta uu dagaalku ka socdo, iyadoona ay adagtay in xidhiidho lala sameeyo dhinacyada goobta ku dagallamaya khadadka telefoonada oo aad u liita.

Warar kale ayaa sheegaya in magaalada Hargeysa ay ka baxeen ciidamo ku wajahan goobta dagaalku uu ka socdo, kuwaasi oo katirsan ciidan dowladda Somaliland.

Ugu danbeyntii, deegaanka banka qoolcaday ayay xukuumadda Somaliland ka waddaa qorshe ay ku xidhayso seeraha Banka Qoolcaday, inkastoo dadka deegaanka qaarkood ay kasoo horjeedaan.

Wixii warar ah ee kasoo kordha kala soco wararkayaga danbe Insha Allaah

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews