berberatoday.com
Buuq Iyo Sawaxan Ka Dhashay Kalfadhi Ay Maanta Iskugu Yimaadeen Xildhibanada Golaha Deegaanka Ee Burco
April 23, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Xildhibanada Golaha Deegaanka Degmada Burco oo maanta iskugu yimi Kal-Fadhi aan caadi ahayn, oo aanay badiba goob joog ka ahayn xildhibanada Golaha Deegaanka Degmada Burco ayaa waxa kalfadhigani lagaga hadlayay goob dhuleed ay maamulka Dawlada Hoose burco damacsan yihiin inay iibinayaan oo ku taala badhtama suuqa wayn ee magaladda  gar ahaan agaagarka Hotel Deero ee Magalada  Burco .

1-17

Waxaana kalfadhigan markii waxogaa socday markiiba ka dhashay Muran, buuq iyo sawaxan kaasi oo sababay in xildhibaanadu ay u qayb samaan laba dhinac .

Waxaana xildhibaanada qaar ay diidanayaan In la iibiyo dhulkaas halka kuwo kalena ay doonayeen in la iibiyo, waxaana Xildhibanada qaarkood maleegayeen qorshe ah inay badka soo dhigaan mooshin ay xilka kaga qaadayaan maayarka magaalada buroc Maxamed Yusuf Cabdiraxmaan Muraad iyo ku xigenkiisa mudane Muxumad Xasan Xoday.

Waxaana kalfadhigan maanta ay xildhibaanadu noqdeen kuwo ku kala aragti duwan iyada oo isla goobtaasina ay isku afdhaafeen laba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka burco kaasi oo sababay inuu dhex maro dagaal gacan ka hadal ah.

labadan xildhibaan ee gacan ka hadalku dhex maray ayaa  kale ah xildhibaan khadar Nuux Saciid iyo Xildhibaan Shiine Faliidh iyada oo isla goobtaasi lagu kala qabtay.

Kalfadhigani aan caadiga ahayn ee ay yeeshan xildhibanadan Golaha deegaanka degmada burco ayaa ku soo dhamaaday natiijo la,aan taas oo fajac iyo amakaag ku noqotay bulsho Fara Badan oo ku sugnaa Hoolka Shirarka ee Dawlada Hoose oo usoo diyaar gawoobay dhagaysiga kalfadhigan oo ku suntana mooshin xilka lagaga qaadayo maayirka burco iyo ku xigeenkiisa oo isku badalay muran dhul.

Bulshada magaalada buroc ayaa iyagu wali garanayn sababta kalfadhigani uu iskugu badal buuq iyo sawaxan iygaa oo xildhibaanadu ku kala dareeray kalfadhigaasi.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews