berberatoday.com
Gaadhi Jaad Oo ay Leedahay Shirkadda 571 Oo Isaga Iyo Jaadkiiba Lagu Xidhay Qeybta Booliska Burco+Sawiro
April 23, 2016 - Written by Berbera Today

jaadBurco(Berberatoday.com)-Gaadhi Jaad Oo ay Leedahay Shirkadda Jaadka 571 ayaa ciidamada booliska oo kashanaya Ciidanka Nabad Sugida Wadoyinka Tarafikadda ay ku xanibeen gudaha magalada burco,

Gaadhigani Jaadka ah Ee ay Leedahay Shirkadda Jaadka 571 oo siday qaadka loo yaqaano Madhabka amaba Jabiska ayaa markii uu gadhigani soo gaadhay gudaha magalada gaar ahaana agagarka siiroga dowladda hoose waxa is hortagay Ciidamo boolis ah oo isagu jiray kuwa nabad galyadda wadoyinka ee tarafikadda iyo ciidamo boolis ah,

ilaa hada si dhab ah lama ogola sababta ka danbaysay inay ciidanku is hortagaan gadhigani siday jaadka ay leedahay shirkadda 571 Maadama jaadkani lagu soo Cashuray Kastamka Cashuraha Kala-balaydh,

Sidoo kale ciidanka booliska ayaa xidhay Darawalkii Waday Gadhigaasi Jaadka siday waxaana jaadkii madhabka ahaa ee sarna gadhigasi uu wali ku dul xaniban yahay gadhigaasi,

Waxaanay masuliyiinta Shirkadda Jaadka 571 Ee Gobalada bariga somaliland ay shegeen in jaadkasi hadii uu gubto ay ka shirkad ahaan ay ku leyihiin dowladda xidhay,
Dhacdadani ayaa ahayd mid ay maanta si wayn u hadal hayeen bulshadda reer burco sababta ka danbaysa xadhiga loo gaystay gadhigani siday jaadka maadama jaadka saarna gadhigani uu ahaa mid Cashurnaa,

Mohamed Ibraahim Hassan (British)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews