berberatoday.com
Sheekh Mohamed Shakul Oo Kawaramay Wiil Uu Dhalay Oo Dalka Canada Ugu Geeriyooday Shil Baabuur
April 26, 2016 - Written by Berbera Today

 

wiilka

 

Asc. Waxaan maanta soo aasnay wiilkayga Mukhtar Maxamed Shakuul, oo sabtidii shil gaari ku dhintay, geeridu waa xaq wayse kala xanuun badan tahay, si gaar ah ayey noo taabatay, laakiin sidii uu Rasuulki SCW yiri qalbigu uu murugoonayaa, indhuhuna way ilmaynayaan, mana dhahaynayo wax uusan Allaah raalli ka ahayn, tagitaankiisa waan ku murugoonay. Mukhtaar waxaa uu ahaa wiil hami xambaarsan, garasho, xishood, iyo dadaal u saaxiib ah, wuxuu ahaa baarri xaqa waalidkiisa yaqaana. Wuxuu ku dhashay Toronto Canada July 9 1992, waxaa uu dugsigiisa hoose ku dhamaystay USA, dugsigiisa sarena ku dhamaystay Kenya, jaamacaddiisa waxaa uu ka bilaabay Malaysia, wuxuuna ku dhamaystay Qaahira Masar, ka dibna waxaa uu dhawaan diploma Power Engineering ka dhameeyey jaamacada Mowhak, Hamilton, Canada. Waxaa uu guursaday isaga oo 17 jir ah, waxaana ilaahay ku arsaaqay gabar iyo wiil (Aniisa & Maxamed) oo hada Kismaayo ku sugan kuna nool, waxaa uu rabay inuu dhawaan Kenya iigu yimaado, qorshayaal badana uu watay laakiin tiisii ayuu u timid, waxaa uu geeriyooday annaga oo raalli ka ah. Ilaahaw u naxariiso oo janatul firdowsa gee anaga samir iyo iimaan naga sii. (Sawirka hore waa aniga isaga markii aan Masters ka qalin jabinayey USA, 15 sano ka hor, kan kalana waa gabadhiisa Aniisa Mukhtaar.)

shakul 1 shakul2

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews