berberatoday.com
Adeerayaal Daaya Abtiyaashay iyo Arimhooda Buuhoodle ?‏
April 28, 2016 - Written by Berbera Today

Adeerayaal Daaya Abtiyaashay iyo Arimhooda  Buuhoodle ?

—————————————————————————–

Maanta Urdufyadiina Abtiyaashay Ku Hadal Barayaan Kuwii Waa-weyna Haba -joogeen!

Ninka Leh Cali Galaydh Ayaa Laga Saraya Buuhoodle Ee Hargeysa Jooga Waxaan Ku Tilmaami Kara Isagoo Aan Seexan Ayuu Riyooday Balse Cali Urduf Yar Oo Hargeysa jooga Siilaanyo Awkiraale u ahi Kama Saari Karo Buuhoodle kamana Hadli Karo Waxii Reer Buuhoodle iyo Ummada Degan Ka dhaxeeya Mid Siyaasi  Oday _dhaqameed ah ,iyo mid kaleba Ayagey U Taal sidii ay U maareyn Lahayeen xalna Ugu Heli Lahyeen .

Siilaanyo Caruurtisa Hadii Uu Akhlaaq U yeeli waayo Hada Rag U Yeela Ayaa Jooga Buuhoodle iyo Nawaaxiigisa Ku Nool Oo RRu Iyo Duub-cas Aqoon Ee Doqn Hadalka Deyn Waayeey Damanka Jebsha .

Inkasto Aan Ogahay Togdheer iyo Buuhoodle yihiin Ul iyo diirkeedse Xag Ummadeed iyo Xag Dhuleedba oo Aaney aheyn sida ka jirta Gobolad galbeedka Ee Gobolba Gobolka degmooyinka xiga U Yaqaan inuu Yhiin Ummada ku Nooli Inay Tahay Cadogooda Waxna isu ahayn Ama wax rajah Oo ay Ka sugayaan jirin Halka gobolad Bari Mid Gobol iyo mid degmooyin Aanay jirin dhamaan Arimaha Kor ku xuseni kana dhici karin in Ummadaha ku nool ee walal ahi iskula kacaan wax-yaalo Aan Heybad daro u Keeni Karaa  waa jirtaa Meel admi Ku nool yahay laga waayi maayo dhibaato iyo Qalooc la soo derse waxaaney aaney lahayn Ummad Colaad Gaamrtay Caloosha iyo Qalbiga isugu heysa Dafirinamaayo Dil iyo iyo Hagardaamooyin Waa dhexmaaraan Bari Laakiin Ta Aan Ku xardhay xag Sare Waa ka caagan tahay waxaan U adkaysaneyn Awrkiraale Damiir iyo Dadnimo toona ay ku yar Tahay Oo Aan Araga, Aqoon u lahayn Buuhoodle iyo Ummada degta iyo intaa Somalilandtan Dhanka Ka Raran Bariba Kaga Nool U Aqoon Inay Xitaa Ibnu-Adaam yihiin Kuna nool yahay Inuu Ka Hadaloo Maqaaxiyaha Hargeysa ku Yaal Ilaa shalayto Aheyd arintaa Ugu weyn Ee Shaah iyo qaadka Laysugu qaadayey Cali Galaydh Ayaa Reer Buuhoodle Eryeen Oo Waa laga Saarey  Hora Loo Yidhi Habar Fadhida  Legdin wax Uga Fududa Hargeysa Iyo Intaa waxa Ku  Huuh Haa Lahayd waxaanu ka Leenaya ( Nacsnimad Guuleed gadku kag soo Baxay) Cali Ka weyn Nin  horta Somaliland awrkiraale ay Hargeysa  ka soo diratay  ka saari Karo dhulkiisi hooyo iyo degaankii Asal ahaan Ku ka soo jeedo Iminkan hadii aaan In yar Ku sii daran adeer Idinoo Hub iyo Ciidaan nooc kastu yahya Idinkoo Wataad Tagi kariweydeen Hortaa dadkan Dawladaha iyo Nadamad U sheegataan Ma Kuwo Murqaasanba MIse Waa Kuwo Hurdo la Tagtay .

Ta kale Xamatan Aad Ka qaasalisaan Maalin waliba Cali Galaydh Waa Ninka Hush Ku yidhi Hadh-galay IdinkOo dawlad 25 jir ah sheeganay Inan yar oo Ehel Mooryaan iyo wax dhintayaa  Ka dab Barooranysaan Kii ugu Da,da Weynaa ee Siilaanyo ayaad arkeyseen  siduu Maalin cad Isla kiin soo hortaagy waxaa Doonay inaan Urdufka xamar joogaa  aaan aqoonsi Inoo weydiiyo.

Hadii Intaa wax yar Kugu ksii daro Cali galydh somaliland aaad reerka qoorta Ugu xidheen  Inta uu ka soo horjeed iyo Gobolka buhoodle Ummada deagani Adeerayaal wax aqoonsi Idiin siinaayo idin  Garabayaan Ninka aaad leedihin Buuhoodle Ayaa Lag saaraya waa Ka wax dinka dhigi Kara waxaanad ogaataan siilaanyo Inan Yar oo kale oo  waxaa Lagu magacabo Beel-dhex  anigu waxay gasho iyo waxay gudo Ma Aarag mana Aqaane  inta daba Dhas-dahs leedihiin heybad Dawldeed Oo la idiin aqoonsan doona Ma jirto Somaliland Wax Go,lagu qaado ka weyn oo Ummad wada Degan ee Dhaladka ah laga xigsado Iminka Iyo Dabdeedn waxaa U rax-rax leedihiin Kuwo qaarkooda Ithopia Basaasin u yihiin qaarkood kaligii taliya xeebta Djabouti  ka Taliya Markaa Hadal iyo dhamaan Masiirkiinu maanta Halka uu maraayo waad aragtaan Cali Galaydh Maraykan Aduunka ugu Quwada weyn ayaa istaag marka uu soo galo Idinkuna Kuwiinu Basanimo ayeey Heybad iyo Sharaf U arkaan oo Isku Eryanayaan  .

 

Abokor Mohamud

Bolton Uk

Abokorm@hotmail.co.uk

Waa Bilaahi Towfiiq

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews