berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasiirka Dib Udajinta Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Berbera Qoysas Danyara Ku Wareejiyay 185 Guri Oo Dawlada Jaban Dhistay Iyo Danyartii Oo Ka Cabanaysa Guryaha Oo Qeybo Daaqadihii Iyo Albaabadii Ka Maqan Yihiin
April 28, 2016 - Written by Berbera Today

Guryaha dadka danyarta ahBerbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Daib Udajinta Somaliland Cali Siciid Raygal Iyo Xoghayaha dawlada Hoose Ee Berbera Cabdikariin Aadan Cade ayaa qoysas danyar ah oo reer Berbera ah ku wareejiyay 185 guri oo dawlada jaban lacaga lagu dhisay bixisay kuna caawqisay dadka danyarta ah ee reer Somaliland waxaana la sheegay in dhismaha guryahana ay dawlada hoose ee Berbera gacan weyn ka gaystay dhul baaxad leh oo dhismaha guryahaas laga bineeyayna ay bixisay.

Dadka danyarta ah ee guryaha maanta lagu wareejiyay oo iyaguna dhinacoodfa warbaahinta la hadlay ayaa ka cawday dhismaha guryahaas oo aan dhamaystirayn islamarkaana ay albaabada iyo daaqaduhu qeyb ahaan ka maqan yihiin iyada oo qoyskii kastana la siiyay laba qol kijo, suuli iyo daarad yar oo kooban sidaa darteedna labada qol guri kasta uu mid ay kamaqan yihiin albaabkii iyo daaqadihii sida aad muuqaalka ka arki doontaan.waxa kaloo ay dadka danyarta ahi ka cawdeen in aanay goobta la dajiyay lahayn adeegyadii nolosha asaasiga u ahaa ee biyaha, laydh iyo jid hagaagsan oo xaafadaas ladajiyay loo maro oo magaalada ka yara durugsan masaafo laba km ah.waxaanay maamulada degmada iyo gobolka Saaxil ka codsadeen inay loo dhamsytiro adeegyadaas ka maqan xaafadaas.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

 

DSC07336 DSC07338 DSC07351 DSC07341

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews