berberatoday.com
Maxamuud Xaashi Oo Kuwait Lacagtii Ay Ugu Deeqday Abaaraha Xisaab Celintoodii Uga Dhigay Video Clip Laga Duubay Booqashadii Siilaanyo Ee Qolujeed
April 28, 2016 - Written by Berbera Today

Maxamuud XaashiHargeysa(Berberatoday.net/comWasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa todobaadkan dawladda Kuwait u diray video clip laga duubay booqashadii ay isaga iyo madaxweyne Siiraanyo dhawaan ku tageen gobolka Awdal gaar ahaan tuulada xadka ku taala ee Qolujeed halkaasoo qaar ka mid ah dadkii ku caydhoobay abaaraha looga sameeyey kaam lagu daryeelo.

Maxamuud Xaashi ayaa video -ga laga duubay safarkaasi waxa uu Kuweytiyiinta uga dhigay xisaab celintii jeeg $20 milyan oo doolar ah oo Kuwait ugu tabarucday dadkii ku tabaaloobay abaaraha ku habsaday dalka Somaliland siiba goboladiisa galbeed iyadoo lacagtaasi ay u soo dhiibeen madaxweynaha Somaliland laftiisa mar uu badhtamihii bishii horee March uu safar ku tagay dalka Kuwait.Video clip-kan oo ay ku jiraan muuqaalada Mr Siiraanyo iyo Maxmuud Xaashi oo caruur yar yar oo darxumaysan kor u haya ayaa waxa kalifay markii ay qaar ka mid ah warbaahinta madaxabanaan ee dalka iyo wargeyska Indian Ocean Newsletter kashifeen in lacagtii loogu talo-galay dadka abaaruhu wax -yeeleeyeen lagu shubtay akowno dibadaha ah iyadoo gebagebadii safarkaasii uu Maxamuud Xaashi Kuwait uga ambabaxay dhinaca London isagoo jeegii mucaawimada ahaa sita halka ay diyaarad gaar ahi madaxweynaha ,afadiisa,inantiisa iyo wiilka uu soddoga u yahay usoo qaaday dhinaca Hargeysa. Ma jirto wax mucaawimo ah oo uu madaxweynuhu gaadhsiiyey dadkii caydhoobay ee uu Awdal ku soo booqday, mana jirto xataa wax  uu  ka bixiyey ikraamiyadi sooryo ahhanta loo siiyey .

 

Wargeyska ION ayaa isagu lacagta kaalmada abaaraha ee ay Kuwait bixisay ku sheegay $5 milyan .

 

 

Berberatoday.net/com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews