berberatoday.com
UCID Waa Hooyadi Ubadkeedi Qubtay !!! Qaarna Dhalaysa ! Qaar Kalena Jaarka O Kurinaysa !!
April 28, 2016 - Written by Berbera Today

Waxaa Ayaan Darro Ah Inaga O Maanta Doorasha Xalaal Ah Sugayna Dhinacna Laga Gunaanadayo Demoqraadiyadi Somaliland !! Laba Isma Qabata Ah Waa Diiwan Galin Iyo Xisbig Qasab Lagu Aasayo !!! Makraas Ayaa La Leeyahay Maxay Dhalinyaro U Tahriibaysa !!!
Waxaan Fahmi Kari Waayay Xukumada Somaliland Waa Xukumad Demoqradi Ah O Xeerki Demoqraadiyada Hiigsanaysa Hadana Maxaa Keenay In Xisbiyadi Qaran Demoqradiyadi Laga Dhadhamin Kari Waayay Ilaa Maanta 2016 ??? Yaa Sababta Leh Tolow Ma Shacabka Mise Xukuumadda ???
Ma Ogtahay Hooyadu Ilmahay Dhashaa Markale Uurkeeda Kuma Laaban Karo !! Haddii Madheerta La Jaro Markale Lama Kabi Karo !! Sharciga Somaliland Hadaba Waa Sidaas Hal Mar Wixii Distuurka Lagu Quray Lama Baabin Karo , Laguma Dari Karo Wax Amar La’an Iyo Lamana Dafiri Karo ! Waayo Sharciga Iyo Distuurkuba Waxay La Dhasheen Somaliland !!!
Maxay Markaa Ku Dhacday In Khilaafka UCID Laga Dhigo Wax Samada Ka Soo Dhacay Aan Xeer Iyo Distuurba Lahayen !!!
Maxay Ku Dhacday In Xisbiga UCID Laga Dhigto Biriij Lagaga Talaabi Karo Dano Shakhsi Iyo Mid Kaleba !!
Maxay Ku Dhacday In Dadkii UCID Magaceeda Cirka Geeyay Sharciga Lala Adeegsado Ayaga O Wanaag Markasta Falaayay ? Kuwa Luqunta Iyo Halbawlha Jarayana Lagu Amaana !! Taasi Cadaalad Maaha Ee Waa Tacadii Badheedh Ah , Laakin Waxaanay Cidi Wali Ogsoonayen Dhaawaca UCID Inoo Yahay Dhaawaca Qaranimada Somaliland !!!
Cadaalad Iyo Daryeel UCID Kaliya Uma Baahna Ee Somaliland Oo Dhan Ayaa U Baahan Waayo Waxaan Aaminsanahay Maanta Haddii Cadaalad Iyo Daryeel Wanaagsani Ay Ka Jirto Somaliland Dhalinyaro Tahriibta Mabay Jirteen ! Xisbi Qaran U Lagu Xad Gudbi Karaana Maba Jireen.
Waxaan Inshaa Allah Markasta Ku Hanweynaha Maanta Inay Cadaaladu Mar Oon Hiilin Doonta Waayo Khilaafka UCID Ee Kadiska Ahaa Waa Daahir Yaa Shamis!!!!!

La Taliyahay Arimaha Dibada Ee Musharaxa Madaxweyne
Marwo Samia Muse

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews