berberatoday.com
Diwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Oo Saaka Si Rasmi Ah Uga Bilaamatay Gobolka Maroodi-jeex Iyo Madaxwaynaha Somaliland Iyo Marwadiisa Oo Is Diwaangeliyay +SAWIRRO
April 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynuhu markii uu gaadhay xaruntii layska diwaangelinaayey oo ahayd hay’adda shaqaalaha Dawlada waxa ku sii sugnaa oo ku sugaayey asxaabta qaranka, ka dibna madaxweynaha iyo Marwada koowaad ee qaranku waxay, buuxiyeen waraaqihii loogu talogalay in muwaadin kastaa buuxiyo si uu u dhamaystiro nidaamka diiwaangelinta codbixiyeyaasha, waxanay sidaasi ku dhamaystireen shuruudihii looga baahnaa muwaadinka is diwaangelinaya.

1234567891112131415161618

Waxay ahayd 28-04-2016 markii mdaxweynuhu si rasmi ah ugu dhawaaqay dib u bilaabashada gobolada hadhsan ee diiwaangelinta, gaar ahaan gobolka maroodi-jeex oo ah kan ay subaxdii hore ee saaka ka bilaaban tahay, ka dib markii ay muddo bila ku jirtay hakad oo ay sabab u ahayd abaartii dabada dheeraatay ee dalka ka dhacday isagoo madaxweynuhu u arkay in aanay wada socon karayn gurmadka abaaraha iyo diiwaangelinta codbixiyeyaashu, taas oo ahayd tallaabo ay dad weynuhuna soo dhaweeyeen, haatan oo raxmaadkii Eebbe inoo bilaabmayna uu madaxweynuhu dib ugu dhawaaqay bilowga diiwaangelinta.
Codbixinta ka bilaaban tahay gobolka maroodi-jeex ayaa la qorsheeyey inay socoto ilaa 28 bisha May.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews