berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Hogaanka Ururka Suxufiyinta Somaliland Ee Secja Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Siwada Jira Xadhiga Uga Jaray Berked Biyood Waqaf Ah Oo Loogu Magac-Daray Marxum Maxamed Rashiid Muxumed Faarax
May 1, 2016 - Written by Berbera Today

DSC04129 DSC04185 DSC04168 DSC04175
Burco(Berberatoday.com)-Badhasabka Gobolka Saaxil ,Xoghayaha Dawlada Hoode ee Degmada Berbera Iyo Hogaanka Ururka Suxufiyinta Somalialand ee Secja ayaa waxa ay si wada jira xadhiga uga jareen Barkad Biyood Waqaf ah ,oo lagu magac –Daray Xoghayihi hore ee Ururka suxufiyinta Somaliland Marxuum Maxmed Rashiid Muxumed Faarax.

DSC04156

Barkad Biyoodkan waqafka ah oo Laga hirgaliyay Goobti Ilahay jano Fardawso haka waraabiyee Marxuum maxmed rashiid kula godoomay Gaadhi ayaa waxa ka hirgaliyay ururka suxufiyinta Somaliland ee Secja .

Munaasibad kooban oo loo samayay xadhig ka jarka Barkadkani Waqafka ayaa waxa kasoo qayb galay Badhasabka Gobolka Saaxil,Xoghahayaha Dawlada Hoose ee Degma Berbera suxufiyin kale duwan oo kasoo boqoolay Gobolada Maroodijeex , Togdheer iyo masulyin kale.

DSC04155 DSC04161 DSC04162 DSC04163

Waxana ugu Horaynka Hadlay Xadhig jarkan Gudoomiyaha Ururka suxufiyinta Ee Secja Yaasin Jamac ,gudoomiye ku xigeenka Ururka suxuyinta ee Secja Axmed Sakaaro Qaar ka tirsan Suxuyinka Gobolada Togdheer iyo Maroodijeex waxanay Dhamaantoodba si isku mida uga warbixiyeen Muhimada ay leedahay Barkadani Waqafka waxanay Ka warameen Sida Isku xilqaameen ka urur ahaan inay ku xusaan halyaygii saxafada Somaliland Marxuum Maxmed Rashiid oo ku geeriyooday Shil Gaadhi.

Waxa iyaguna ka hadlay Badhasabka Gobolka Saaxil Jamac Yuusuf Maxmed ,Xoghayaha Dawlad Hoose ee degmada Berbera C/kariim Aadan Cade,Maxmed Ictiraaf oo Ka mida musharxinta u taagan Golaha Wakilada iyo Mareeyihi hore eeWakalada hamaha Shidaanka Berbera Dr Cismaan Cabdi Barkhadle(Shiine) waxanay dhamaantoodba si isku mida ku amaneen ururka suxufiyinta ee Secja sida ay isku xilqameen inay barkad waqaf ah usamayaan walalkod oo ka baxay islamarkaana ka mid ahaa halyayada saxafada Somalilad waxa kale oo ay xuseen in Marxuum Maxmed Rashiid ahaa Halyay Saxafada Somaliland ka baxay, sidoo kale waxa uu Badhasabka Gobolka Saaxil balanqaaday inuu ka hirgalin doono Goobta laha bineeyay Barkadan waqafka Qaar kale oo la mida.

Isku Soo Wada Duubo Barkadan Waqafka ee Ururka Suxufiyinta ee Secja ka higaliyeen Goobtii uu Gaadhigu kula Gadoomay Suxufi Marxuum Maxmed Rashiid ayaa Wax badan ka taridooba Dadyoow xoolo dhaqato oo ku omanaa gobtaasi iyo dadka Socdaalka ah.

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

DSC04141 DSC04135 DSC04134 DSC04133

 

DSC04156 DSC04151 DSC04139 DSC04138

DSC04154 DSC04155 DSC04156 DSC04165

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews