berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye oo ka soo degay madaarka hargeysa iyo Soo dhaweyn la’aan aanu fileyn oo dhacdey
May 1, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa(Berberatoday.com)–Muuse Biixi Oo Iminka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Madaarka Hargeysa Oo Ugu Yimi Gaadhigiisa Oo Kaliya Maxaa Kalifay Arintan Yaase Ka Danbeeyey Hoos Akhri Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah ee kulmiye Muuse Biixi Cabdi Ayaa dalka dib ugu soo laabtay waxaana uu hadda ka soo degay Madaarka Hargeysa Gudoomiyuhu waxa uu fuliyey go’aankii Wasaaradda duulista ee ahaa in aan lagu hadli karin madaarka isla markaana siyaasiyiintu cid soo dhawayn ah soo kaxaysan ama soo abaabulin Gudoomiyuhu isaga oo tixgalinaya Go’aanka Wasaaradda ayaa waxa uu madaarka ugu yimi Gaadhigiisa khaaska ah iyo darawalkii waxaana uu sidaasi kaga soo baxay Madaarka caasimadda

Wasaaradda Duulista ayaa dalbatay in ay xisbiyada kalena talaabadan Muuse Biixi oo kale qaadan…….
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews