berberatoday.com
ISUDUWAHA X.XOOLAHA EE G/ SAAXIL WAA QABYAALADAYSE AY QABYAALADU BIYO DHIGTAY
May 1, 2016 - Written by Berbera Today

Gobolka saaxil ah goobta ugu balaadhan ee ka hawlgalaan dhakhaatiirta xooluhu madaama ay ka furan yihiin saddex maxjar oo ay lee dahay ganacsatadu. Hadaba isuduwaha xanaanada xoolaha ee gobolka saaxil ayaa maamula maxjaradda waxaanu sanad walba markay gaadho xiliga moosinka xajka u soo shaqo tega dhakhaatir fara badan oo ka kala yimaada goboladda dalka waxaanu ula dhaqmaa inuu wax yar qaato uu bedelkooda qoro dad reerkooda ah oo aan lahayn aqoon lakiin uu 7 cisho wax ka yar ku tobabaray oo uu tusay sida dhiiga loo qaado taas oo kuwii sanadada badan wax soo baranayey uu dib uga soo noqdaan.

 

Waxa taa dheer gobolka saaxil wuxuu u yaqaanaa degmada sheikh iyo degmada madheera mar qudha ma arkaysid isuduwahaas oo degmooyinka mandheera,  xagal, Goda weyn, laasciidle iyo bulaxaar cid u diraya dhakhaatiir ah oo adeeg caamifad ka soo fulisa, isagoo sanad walba soo qaata daawooyin iyo kabka gobolka saaxil waxaanu degmooyinka ka dhigay qaar ka qatan adeega caafimaadka xoolaha mana joogaan dhakhaatiir mana laha goobo ama dhismayaal wasaaradu lee dahay.

 

Waxa taas ka sii daran gaadhigii gobolka ka shaqayn lahaa sida gobolka kale dalka ee todobaadba gobol joogi lahaa, inuu shidaalkii iyo kharashkii u isticmaalo inuu todobaad kasta isagu hargeisa ku qabto oo reerkiisa oo hargaysa degan uu la soo joogo todobaadkasta 3 cisho ka mid ah.

 

Waxaanu lee yahay wax halaga qabto isuduwahan gobolka saaxil ee xoolaha xanuunsanaya qaarna qabiil ahaan u dawayn qaarna ku qadinaya waa reer hebel.

 

Dr Omer Essa Ibrahim

wadansaxan@outlook.com

hargeisa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews