berberatoday.com
“Madaxweyne Siilanyo In Uu Xilka Iga Qaado Waan Ku Farxay In Kasta Oo Ay Xil Ka Qaadistiisa Cadho Ka Muuqatay“.. Wasiir Abgaal Daawo Muuqal
May 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirii hore ee  wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka hadley xil ka qaadistii uu madaxweyne siilanyo xalay ku sameeyey

 

Wasiir Abgaal waxaa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay xill ka qaadistaas uu madaxweyne siilanyo ku sameeyey balse ay cadho ka muuqatay qoraalkii xill ka qaadista ee uu madaxweyne Siilanyo ku sameeyey  waxaana uu yidhi

“Dabcan markii uu xilka ii dhibay waan ku farxay  iminka oo uu xilka iga qaaadeyna waan ku hanbalyeynayaa oo waan  ku faraxsanahay  in kasta oo aad yaro moodo markii uu qoraalkeyga sameynaayey in ay wa xogaa cadho ahi ka muuqatey oo isaga oo cadheysan uu go,aanka  gaadhey lakiin mar  walba waan ku qanac sanahay , dabcan kurigan aan maanta ku fadhino ma aha keynu wada leenahay kan waxaa leh cidii uu madaxweynuhu  u magacaabo lakiin dalka ayaanu wada leenahay ” ayuu yidhi wasiir Abgaal

Sidoo kale Wasiir Abgaal ayaa waxaa uu ka hadley in sababta uu madaxweyne Siilanyo uu xilka uga qaadey in ay tahay mashruuc la yidhaahdo Viper-Optic oo dalka la keenayo taas oo wasiir abgaal uu saxeexa ku duugay  hishiiskiisa waxana uu yidhi

“Madaxweynu xilka uu ii dhiibay iyo ka uu iga qaadeyba amar yar ka culus in uu xilka iga qaado ayaan aqbalay in uu xilka ii dhiibana waan aqbalay  markaas ma filaayo amar madaxweyne oo intaas ka weyn oo aan fulin lahaa in uu jiri karo ” ayuu yidhi wasiir Abgaal oo wareysi gaar ah siiyey Wariye Xamse Bulbul oo ka mid ah saxafiyiinta Telefishanka HCTV

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews