berberatoday.com
Warbixin Daaha Ka Rogtay Doorka Xildhibaanada Golaha Deganka Degmada Berbera Ay Ku Leeyihin Bulshada Degmada Berbera +Xildhibaanada Oo Boob Ba’an Ku Hay Dhulka Danta Guud Iyo Hantidii Degmada Oo Dhacantay”By Sidiiq Carab Saleeban
May 1, 2016 - Written by Berbera Today

Xubnaha golaha deegaanka BerberaBerbera(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Golaha Deganka Degmada Berbera Ayaa Ku sugan Kuraasta Xildhibaanimo Mudo Gaadhaysa Afar Sano Iyagoo Hormood U Yahay Maayir C/Shakur Max’ed Xasan (Cidin) Xildhibaan Golaha Deganka Degmada Berbera Ayaa Ah Xildhibaano Aan Hanan Quluubta Dadka Soo Doortay Sidoo Kalena Xildhibaanadan ayaa Caan Ku Noqday Boobka dhulka Danta Guud Ah,Lanbarad Gawaadhida Cusub Ee Maalin Walba La Jaan Qaado Kuwa Cusub Ee Dekeda Ka Soo Baxa Iyagoo Imika Ah xildhibaanadii Ugu Liitay Ee Abed Soo Maray Golaha Deganka Berbera La Soco Maalin Dhow Warbixintan Inoo Iftiimin Doonta Halkay Ka Jiraan Xildhibaanadan Golaha Deganka Berbera Iyo Intii Xilkan Hayeen Guryaha,Dhulka, Gawaadhida,Ay Ka Iibsadeen Iyo Sifaha Ay Ku Qaaten Iyagoo Mushaarka Ay Qaatan Yahay Mid Aan Lagu Heli Karin Hantidan Warbixintayada Danbe Waxaan Ku Soo Qaadan Doona Dhulka Xildhibaanadu Ay Ka Booben Dadka Danyar Ah Oo Ay Ka Sameysteen Filooyinka Ilaa Hadan Ka dul Oo Yaaya Dhulkan Laga Qaatay Ee Guryaha Laga Sameystay La Soco Qaybaha Kale Ee Iftiimanysa Xildhibaanada Golaha Deganka Berbera

 

Xubnaha golaha deegaanka Berbera

 

Sidiiq Carab Saleeban

Sidiiq444@Gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews