berberatoday.com
Waxaan soo dhawaynaya Mashruuca G2A Consortium oo ah mashruuc xadhkaha wada Internetka xawaarahiisu sareeyo ee Fibre Optic lagu soo gaadhsiinayo Somaliland
May 1, 2016 - Written by Berbera Today

Waxaan soo dhawaynaya Mashruuca G2A Consortium oo ah mashruuc xadhkaha wada Internetka xawaarahiisu sareeyo ee Fibre Optic lagu soo gaadhsiinayo Somaliland.

Mashruucani waxaa iska kaashanaya dalalka Beriga fog ilaa beriga dhexe ilaa qaaradda Afrika, waana mashruuc ka baaxadweyn kana balaadhan kii cayntaynka ahaa ee Jibouti laga soo wal-waalaayay.

Dawladda Ethiopia ayaa hantida ugu badan ku leh, mashruucani wuxuu kii Jibouti kaga duwanyahay, waxaa khadku toos uga imanaya dalkaCumaan dabadeed waxaa si fudud loo soo gaadhsiinaya Somaliland, dabadeedna wuxuu gaadhaya Ethiopia, khidmadda lacageed ee Ethiopia inaga qaadanayna.

Halka markii hore uu khadka hore soo maraayay Jibouti, taasi mac-naheedu waxay ahayd Jibouti ayaa awood u lahayd inay ka goyso khadka markasta oo ay u baahato.

Waxaan u mahad celinaya shariikadda Telesom oo mashruucani fulinaysa, waxaan ilaahay uga baryaya Telesom inuu u fududeeyo, mashruucani waa Mashruuc Somaliland dhab u leedahay, halka kii kale Jibouti ku lahayd, ha la soo dhaweeyo

 
Mohammed Abdi Hassan Diridhaba's photo.
Mohamed Abdi Hassan Diridhaba
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews