berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maareyaha Dekeda Berbera Oo Soo Bandhigay Heshiis Ganacsi Oo Dawlada Somaliland Iyo Itoobiya Wada Gaadheen Iyo Isticmaalka Dekeda Berbera
May 2, 2016 - Written by Berbera Today

DSC04202Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Dekedaha Somaliland Eng. Cali Cumara Maxamed(Cali Xoorxor)ayaa maanta soo Bandhigay Heeshi Gancsi oo ay wada gaadheen dawlada Somaliland Iyo Itoobiya heshiiskaas oo ku takhaluqa Isticmaalka Dekeda Berbera ee shacabka iyo dawlada Itoobiya oo ka badan 90 milyan oo qof kuwaas oo kala qoomiyado ah,

Heshiiskan uu Maareye Cali Xoorxor Soo bandhigay ayaa ah mid in mudo ah ay lafa gurayeen khuburo dhinaca ganacsiga ah oo ka kala socotay labadaz dal ee Somaliland Iyo Itoobiya. waxaana lafa gurkaas kabcdi heshiis rasmiya laga gaadhay bishii sadexaad ee sanadkan aynu kujirno ee 2016ka.

Sidoo kale waxa uu Maareyaha Dekeda Berbera kawar bixiyay dhamaystirka qeybtii sadexaad ee baraxada Dekeda Berbera ee loogu magac daray Wajaale iyada oo uu wehelinayaan Gudoomiyaha gobolka Saaxil iyo Xoghayaha Maamulka dawlada hoose Ee Berbera, waxaanu Maareyuhu sheegay in qeybtan sadexaad ee Barxada Dekeda lagu kordhiyay la dhamaystiray lana isticmaalayo iyada oo lagu keydin doono koonteenarada badeecadaha kala duwan lagu soo guro.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews