Daawo Muuqalka”Qeybo Kamid Ah Shacabka Reer Berbera Oo Rayi Ururin Laga Qaaday Madaxweyne Siilanyo Ku Taageeray Joojinta Xadhiga Cableka Internetka Ee Bada Lasoo Dhigayo
May 3, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Qaar kamida shacabweynaha reer Berbera oo maanta rayi ururin la xidhiidha Xadhiga cableka ah ee Internetka ama isgaadhsiinta ee la damacsanaa in bada lasoo dhigo balse Madaxweyne Siilanyo joojiyay ayaa waxa ay shacabka reer Berbera qeybo kamidi taageereen joojinta xadhigaas iyo waliba iyaga oo cadeeyay in xadhigaas loo daayo shirkadii hore ukeentay ee ruqsada uhaysatay ee Maxamed Awsiciid.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran