berberatoday.com
Gudoomiye Muuse Biixi Oo Canaan Kula Dul Dhacay Shacbiga Rer Hargeysa Oo Diwaangalinta Cod Bixiyaasha Dhabarka U Jeediyey .
May 3, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com/net)-Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi isla  markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbigaaasi ayaa waxaa uu shacbiga gobalka Maroodi-Jeex uu ku canaantey in ay isdawaangalin wayaan isla markaana ay diwangalinta cod bixiyaasha dhabarka u jeediyan ama badoonkoodu ay qaadan waayan kaadhka diwaangalinta oo ay ka soo wareegtay markii laga bilaabey gobalka saddex cisho ah

muuse s

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu  shacbiga rer Maroodi-jeex ee aamisan in aaney is diwangalin ugu baaqey in ay isdiwaangaliyaan isla markaana waxaa uu ku tilmaamay qofka fikirkaas aaminsan qof aan Jirin waxaana uu yidhi

“Qofku marka uu kaadhka qaato diwaangalinta cidii uu is leeyahay wax bay ku tareysaa ayuu u codeynaya markaas ninka leh anigu isdiwaangalin maayo bal hadii aad tidhaahdo anigu waxba dooran maayo , aniguna is sharaxi maayo , codna bixin maayo  bal hada caqligaasi bal  nooca u yahay bal ii sheeg  ma dalka ayaanad waxba  tareen , ma qof jira ayaanad aheyn , ma mustaqbal baanad doonen bal waxaad ku diidayso in aad isdiwangaliso ha la noo sheego markaas .

Waxaan ugu baqayaa dadka waxaas  noocaas ah loo dhiibayo diwangalintu waa xaq waana waajib ku saaran ” ayuu yidhi gudoomiye Muuse .

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews