berberatoday.com
Taliyihii Hore Ee Ciidamada Badda Somaliland Oo Ka Hadley Sababta Uu Madaxweyne Siilanyo Xilka Uga Qaadey
May 3, 2016 - Written by Berbera Today

xiiraneHargeysa(Berberatoday.com)-Taliyihii hore ee ciidamada Badda Somaliland Sareeyo Guuto Maxamed Xussen Siirane ayaa waxaa uu ka hadley sababtii uu madaxweyne Siilanyo xilka uga Qaadey

 

Taliyaha ayaa waxaa uu arintaasi kaga hadley mar uu maanta xilkii uu u hayey ciidamada Badda uu ku wareejiyey taliye ku xigeenka Ciidamadaasi waxaana uu sheegay Muddane Xiirane in  ay soo de dejisay  xil ka qaadistiisa ka dib go,an uu ka qaatey markab soo istaagay duleedka dekada magaalada Berbera waxaana uu yidhi

” Dhacdadii markabka aanu amnigiisa si baan u arkayaay sidii ugu habonayd baanan go’aankayga ka yeelay ka go’aan ahaan aniga laakiin haday dawladu si kale u aragtay oo ay igu badashay waxba kama qabo oo waan soo dhaweeynayaa,  laakin anigu sidaan u arkay arintaa waxa lala wareegayaa waa intaa waa la iska badala kurisga waanana soo dhawaynayaa  ” ayuu yidhi taliyaha Cidamada Bada Somaliland .

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews