berberatoday.com
Faddeexaddi Qarniga”Musharrax Muuse Biixi Oo Suuqa Ka Ururinaaya Caruur aan qaan-gaadhin oo uu Ku Sanduleynaayo Inay Khasab Ku Galaan Diiwaan-gelinta Codbixiyaasha
May 4, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa saaka shaaracyadda magaladda Hargeysa ka ururinaaya caruur aan qaan-gaadhin, kuwaasoo ku sandulaynaayo inay khasab ku galaan qaadashadda Kaadhka diiwaangelinta,.

Musharrax Muuse waxa uu ka gadooday habacsani ku muuqatay bilowga diiwaangelinta, taasoo keentay inuu wakhti xaadirkan Gudoomiyaha xisbiga Xukuumadda ee Kulmiye suuqa ka ururiyo caruur aad uu yaryar oo aan qaangaadhin, waxana la arkaayey muran dhex maraaya Muuse iyo guddida Koomishanka qaranka, kuwaasoo uu doonayey inuu khasab ku siiyo Kaadhka Codaynta, kaddib markii uu quus ka istaagay dadkii iska diiwaangelin lahaa caasimadda oo uu ka filaayey codadka u badan. La soco fadeexada muuse iyo muuqaalo badan.

Hadaba waxa isla maanta lagu arkay Goob ka midaa Goobaha codbixinta Muuse Biixi oo sita astaanta Calanka Kulmiye, taas oo habayaraate hore loga mamnuucay i goobaha codbixinta in la keeno astaan calan Xisbi, waxana arinkaasi ay sharaf dhac ku tahay Koomishanka Doorashooyinka Somaliladn oo iyadu aad muudo inay si uun uga habranayaan Xukuumada Kulmiye iyo Xisbigeeda, iyadoo ay haboonayd in ay talaabo ku waafaqsan ka qaadan Xeer jabinta uu Muuse Biixi Sameeyey, bal hoos ka daawo Muuse Biixi oo jooga Goob ka midaa codbixinta Gobolka Maroodi Jeex isagoo sita astaanta Xisbiga Kulmiye.

 

 

 

Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews