berberatoday.com
Xildhiban Bukhaari Waa Dilaalka Siyaasadeed Ee Doorka Ugu wayne Ku Lahaa Magacaabista Gudoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Sare Somaliya
May 5, 2016 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Xildhiban  Saleeban Cawad Cali (Bukhaari) oo ah Mudan ka Tirsan Golaha wakiilada Somalialnd ayaa ah Xildhiban Gacan Wayne ka Gaystay Magacaabista Gudomiyaha Maxkamada Sare Somalia Ibraahim Iidle Saleeban  oo Maalmo ka Hor iska Casilay Xilkii uu u hayaya Xukumada Siilanyo oo uu ahaa Garyaqaanka Guud Ee Dawalada Somaliland  oo ilaa hadan aan Madaxwayne Siilanyo Ka Aqbali Iscasiladiisa  ayaa isla manta oo Magacaabay Gudomiyaha Maxkamada Sare somalialnd  oo aan Wali La  Horgaynin Barlamanka Dawalada Somalia oo aan ilaa Hadan la Ogan in ay Aqbali doonan iyo in kale

Hadaba Xildhiban Bukhaari ayaa ah Diilalka siyaasadeed ee  xidhiidhiya Madaxwaynaha Somalia iyo  Gudomiyaha  Ee Maxkamada Sare Somalia Ee Uu Magacaabay Madaxwaynaha  Xasan Shiekh   oo Door muuqda ku lahaa in oo Magacaabo Xilkaas Gudomiyaha Maxkamada Sare Somalia  Waxaana la sheegay in Xildhibana Bukhaari uu Xidhiidh Dhow la Leeyahay Masuulin ka Tirsan Xukumada Somlia oo ka mid yahay wasiirka Dekada Somlaia Nuur Farax iyo Xildhiban Foosiya  Yusuf X Aadan  Waxaan Door ku leeyahay  Shakhsi kasta  oo ka soo Jeeda Beesha Habar Yoonis oo Somalialnd jooga in Halkan ka Dir si uu Halkaasi ugu Shaqo tago Xildhibaan Bukhaari oo ah Xildhiban ka Tirsan Golaha Wakiilada Una Dhaartay in uu Daacada u yahay Dalka iyo Diinta ayaa Waxaa uu sameeyeeya Khiyaamo qaran oo Cad oo Xilkan ku Waayi karo Xadhigan ku mutaysan karo

Waraaqdii iscasilada ee soo Diray Garyaqaanka Guud ee qaran Somaliland  Ibraahim Iidle Saleeban ayaa Waxaa uu ku soo Hagaayiya Xildhiban Bukhaari si uu  uga soo dhameeyo madaxwaynaha in uu ka aqbalo iscasiladiisa si Dhakhsan ah uu ugu dhameeyo Iscasilaadisa Xildhiban Bukhaari  isaga oo oga in uu tagaayo Somalia ayuu hadan hawashan u galaya Waa Cadaymaha ilaa hadaa loo hayo in lug ku leeyahay Tagi Somlialnd ee Garqayaani kii Guud Qaranka somalialand Xilkan loo Magacaabo

Xildhiban Bukhaari Waxaa kale oo lagu xusuustaa in Qayb Wayne ka Qaatay Magacaabistii Gudomiyaha Banka Somaliland Cabdillaahi Xaaji Jaamac Cali ayaa ah Guddoomiyahii bangiga dhexe Dawlada Xamar ama Soomaaliya isaga Xilkaas Cabdillahi Xaaji Jaamac Cali Qabtay bilawgii Dawladii Sheekh Shariif Sheekh Axmed markii ay hogaaminta dalada Xamar qabtay Ilaa Horaantii Dawlada uu Madaxweynaha Ka yahay Xasan Sheekh Maxamud Ee Xamar,

Xildhiban Bukhaari  ayaa u muuqad inuu muxubo uqabo midaw Somaliyeed oo dib ucurta iyo hamigiisa Somaliweyn oo banaanka usoo baxay

Hadaba Xildhibaan Bukhaari Waa Shakhsi aan Marnaba lagu Aamin Karin Qarankan Somalialnd Guryahay Tirada Badan ee Uu Ka Bineeyaya Magaalada Hargaiasa  Xildhiban Bukhaari ayaa ah Qaar uu ku helaya Dilaala Siyaasada ee Somalialnd iyo Somalia

 

Axmed Haaji Siciid

london Uk

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews