berberatoday.com
Askar Ka Tirsan Ciidanka Badda Puntland Oo Gaadhi Kula Dhacay Duleedka Magaalada Bosaso Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
May 6, 2016 - Written by Berbera Today
????????????????????????????????????

Bosaso(Berberatoday.com)-Gaadhi nooca dagaalka ah ee loo yaqaan Cabdi bile(Land Cruusser Pic Up) isla markaana ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa badda Puntland ayaa shil waxa uu ku galay duleedka magaalada Bosaso, waxaana ku geeriyooday 2 ka mid ah ciidankii saarnaa gaariga , halka ay ku dhawaacmeen 10 askeri oo kale

Dhaawac askerta ayaa la keenay isbitaalka weyn ee magaalada Bosaso oo hataan lagu tacaalayo xaaladooda caafimaada, iyadoo 2 ka mid ah askerta dhaawacooda uu yahay mid halis ah.

Ciidanka shilka galay ayaa ka soo amba baxay deegaanka Sugurre ee gobalka Bari, waxa ayna ku soo wajahnaayeen magaalada Bosaso.

Si kastaba ha ahaatee guud ahaan wada laamiga ee isku xidha Bosaso iyo magaalooyinka kale ayaa bilooyinkii ugu danbeeyey waxaa ku soo badanayey shilalka gawaadhida waxaana intabadan loo sababeeyaa Wadayaasha gaadiidka oo xawaare Sare gaadiidka Ku Kexeeya 

 

 

 

Xigasho Horseed Media

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews