berberatoday.com
Hayado Sharci Oo Caalamiya Oo La Sheegay Inay Talaabo Sharci Ka Qaadi Doonaan Websiteka Karinnews.com Oo Ka Shaqeeya Afxumada Iyo Iskudirka Dadka
May 6, 2016 - Written by Berbera Today

Waxaanu dhawaan insha allaah afka dhulka u gelin doonna anagoo la kaashanayna sharciga media/yaha ka yaal ee wadanka Finland webkan loo yaqaan Karinnews oo ku kacay caadaystayna falal bahalnimo ah iyo inuu bartilmaameedsado isku dirka labada beelood ee walaalaha ah iyo inay si toos ah u bartilmaameedsadaan haldoorada beel keliya ka soo wada jeeda isla markaana aan joogi karin ilaa ay weeraraan personally halka laga daaraana ee laga weeraraa ay tahay Finland, waxaanu turjunay dhamaan wixii webkaasi falay ee argagixisada ahaa kuna turjunay Luqada Finishka una gudbinaynaa Hay, adda ku shaqo leh waddanka Finland iyo cidda falalkaas caadaysatay oo nagula nool Waddankaas insha allaah 09.05.2016ka iyadoo in badan aanu eegaynay una dulqaadanay lkin hadda si fiican loo dhadhansiindoonno xanuunka fidnowalayaasha shucaacoodu gaabanyahay.

 

karin

 

 

 

 

Abdillahi Ibrahim

Finland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews