berberatoday.com
Wariye Sharmake Cismaan Axmed(Oday) Oo Ku Geriyoday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Burco
May 7, 2016 - Written by Berbera Today

Marxuum WariyeBurco(Berberatoday.com)-Alle how naxaristee waxa goor dhowayd  ku Geriyoday Shil gaadhi oo ka dhacay duleedka magalada burco  Marxuum Wariye Sharmaake Cismaan Axmed (Oday) Oo ka mid ahaa wariyasha ka howl gala magalada burco,
Shilkani gaadhi oo ka dhacay Jidka u Dhaxeeya Degmada Qoyta iyo Tuulada Kala Sharka ayaa waxa ku geriyoday Todoba Qof halka ay sidoo kalana shirkaasi gaadhi ka badbaday Gabadh yar oo Todobada Bilood Jirtay halka ay wada dhinteen dadkii waaweynaa ee gaadhi lasaraa.

SHIL-BAABUUR
Wariye Sharmaake Cismaan Axmed ayaa ku geriyoday cisbitalka guud burco waxaana dhakhatiirta cisbitalkaasi ay muddo sacado ah ay la tacalayeen Xaalada wariyahaasi balse mudo sacado kooban ah ayuu geriyoday wariyahaasi,
Shilkani gaadhi ayaa waxa sabab u ahaa ka dib markii ay is galeen Laba Gaadhi Oo Noocodu kala ahaa Gadhiga loo Yaqaani Taxi raaxo ama Dukhaan iyo Gaadhi Booyad ah oo nooca shiidaalka qaada ah Wariyaha geeriyooday ayaa kamid ahaa Wariyayaasha Tvga Madax Banaan SBC qeybta Burco waxaanu ahaa wiil aad udayar oo firfircoon dad la dhaqan wanaagsana lahaa.


Inaa ilahayhi waa inaa ilayhi raajucuun dhamaanba howlwadenada shabakadda caalamiga ah Ee Berberatoday.com/net waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan guud ahaanba qoyskii iyo qarabadii ay ka Geriyodeen Todobadasi Ruux Ee ku Geriyoday Shilkaasi Gaadhi,

Mohamed Ibraahin British's photo.
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews