Hargeysa(Berberatoday.com)-caasimada Jabuuti ayaa waxaa maanta lagu qabtey xaflad lagu caleemo saraayo madaxweynaha dalkaasi markii afraad loo doortey ee Ismaciil Cumar Geele
Hadaba xafladaas ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka socotey beesha caalamka iyo Africa oo uu ka mid yahay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo waxaana ay dawlada jabuuti ay hoos u dhigtay Meeqaamkii Somaliland ka dib markii ay madaxweyn Siilanyo la dhex fadhiisiyey Madaxda Maamul Goboleedyada Somaliya.