berberatoday.com
Raxmaadka Eebe Oo Ka Da,ay Deegaamada Udhexeeya Berbera Iyo Hargeysa,Kaabadihii Dooxyada Oo Daadku Wada Qaaday Iyo Wasiir Cali Mareexaan Oo Aan Kaba Warqabin
May 8, 2016 - Written by Berbera Today

DSC_1525

DSC_1526

DSC_1529DSC_1417

Maasha allaah, horta Illaahay Inaga soo Furay Abaartii, ,Nimcadana illahay Ha Inaga duwo Nusqaanteeda,

Roobkii ayaa Maasheeyay Inta Badan dhulkii abaartu Ku Riiq Dheeraatay, Xoolaha Intii hadhay way soo Doogeen, Rahuna jidhaabaha ayuu Ka Jiiq Leeyay,

DSC_1434Hadaba Inta badan Dooxyada U Dhexeeya Hargaysa Illaa Burco Halistoodu Ma yara, waliba halista badani Waa Dooxyada u Dhexeeya hargaysa iyo Berbera o aan Lahayn Intooda badan wax Biriij ah ,Xilli roobaadkana Khasare bBadan o Naf Iyo Maalba Leh gaysta,,

DSC_1517

DSC_1516

DSC_1518

DSC_1515

DSC_1519

Dooxa Ugu halista badanina Waa dooxa dacar Budhuq o Sanad walba dad ku Dhintaan,

Waxa Jira Dooxyo halis ah sida ka dacr budhuq, Sida Dooxa awbarkhadle iyo Dooxa Cabaad wayne o U dhexeeya darigodle iyo Lafo Ruug, Doooxan ayaan Biriijkii Dhulyalka ahaa Khatar Ku Jiraa o daadaku qayb Kamid ah ay la Tageen, Waxaana Xiligan Baabuurtu Isku Dhaafaan hal haad o Keliya,Halis Badan ayaana Ksoo socota hadii aan Laga gaadhin o aan La Buuxin Godka Samaysmay e Halista ah

Sida Runtiiyana Intii uu ex Wasiir Xirsi Shaqada ka tagay Dayac Badan ayaa ka Muuqda Wadad u dhaxaysa Berbera iyo Hargaysa Taas o Xilli walba la dayctiri Jiray Intii Shaqdaa gacanta ku hayay wasiir Xirsi,

Xilyadan o kalena Kormeer joogta ah ayuu Ku samayn jiray Wadooyinka iyo Biriijyada u Dhexeeya Berbera iyo hargaysa,

Wasiirka Cusub e Wsaarada hawlaha Guud e Cali mareehaan Waxa la Gyudboon in u fadhiga ka kaco o Feejignaado ,waxa Lagu Jiraa xilli Roobaad Dooxyaduna Inta badan ma Laha Biriijyo taagan o Baaburtu Marto, Mar walba Khasaare ayaa soo gaadhaya wadooyinkii o waxay yeelanayaan Godad Dhaadheer o qalibaya baabuurta,

Waxaan Kusoo gabagabaynayaa warbixintan o Diyaariyaay mar aan sagfar Dheer Ukala gooshay hargaysa illaa Burco Kolay ex wasiir Xirsi Wuxuu Noqday Furaha Wadooyinka Cusub e Somaliland laga Hirgalyay, Wadaduna Waa kaabayaasha dhaqaalaha, Markaa Waxa Looga baahan yahay wasiir cali mareehaan In u Isna Intaa In Leeg Ku daro, hadii kale taariikhda ayuunbaa ka xumaan,

 

 

 

 

Wariye Yasin Jaamac Cali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews