berberatoday.com
Waran Cadow Haddii Cid Mujaahiidnimo Lagu Dooranaayo Xasan Ciise Iyo Dhegaweyne Ayaa Lagu Dooran Lahaa
May 9, 2016 - Written by Berbera Today

Aniga oo ka mida ah dhalinyarada G/saaxil ayaa waxaan jecleystay in aan wasiirka wasaarada arimaha gudaha wasiir Cali Waran Cade hadal ka soo yeedhay oo baraha warbaahintana aad loogu arkaayey hadalkaas oo sida tan u qornaa

ismaciil dheeg

“Waxaynu u baahannahay in aynu dadkeenna kala shaandhayno oo ciddaynu wax ku aaminaynaa wuxuu soo ahaa, maaha muxuu naftiisa u qabtay ee waa muxuu ummadda u qabtay. Markaa waxaan leeyahay maanta waxaynu u baahannahay in aynu isugu abaalgudno sidaynu u kala mujaahidsanahay, kii u waynaa oo ah Axmed Siilaanyo wuu inoo hayaa, kii ku xigayna waakan i ag fadhiya (Muuse Biixi),” ayuu yidhi Md. Cali Warancadde.

Kadib markii aan hadalkaa arkay oo waliba ah hadal aan cida loo yidhi munaasab ku ahayn cida tina aanay lahay ayaa  runtii ana waxaan jeclaystay in aan Odayga uga caqli celiyo hadaladaa kor ku xusan ee uu muuse ugu ololaynaayo  aniga oo waliba waran cade aan fogaynayn maadaama oo uu yahay shaqsi howl kara oo qarankan in badan u soo shaqeeyey siduu doonaba hawgu soo shaqeeyee waxaan  jaclaystay inaan oday Waran cade hadadlka ugu caqli heliyo oo aan idhaahdo`

Haddii Caliyow cid lagu dooranaayo waa Mujaahid waxaa lagu dooran lahaa ragii muse kaga karaamada iyo sharafta badnaa Mujaahidnimada ee aabaha ugu  ahaa isaga Mujaahidnimada sida M/ Xasan Ciise Jaamac iyo Mujaahid Ibraahin C/laahi Xuseen Dhegoweyne) iyo  Mujaahidiin badan oo aad loo xasuusto sida M/ Axmed Mire oo markii dalka la soo galay Hogaaminaayey ciidankii aaga bari ee ay ka midka ahaayeen marxuun  Muj: Maxamed cali  oo isla dagaalkaa ku geeriyooday Alle haw naxariistee .

Halka uu Muj: Ibraahin C/laahi xuseen  isna ka ahaa Hogaamiyihii cidamadii aaga galbeed waa kuwaa  kuwii ka Mujaahidsanaa Ururadoodii siyaasada ee ay u soo mareen hab waafaqsan Sharciga dalka iyo Dimuquraadiyadaba  waad arkaysay waxii ku dhacay waxna kamaad odhano hadalkaad maanta leedahay xataa hadal u dhow maad odhane kadaa dadka lugooyada dadkuu way ilbaxeeno waxaa lagu harowsan meeyee.

Muusena maaha mid u ilaaliyey  sidii Ururkii xaqsoor Dimuquraadiyada oo isaguu waabuu cabudhiyey kuwii la tartamaayey ninka ogolaan waayey in lagula tartamo xisbi miyaad ku leedahay dadka Madaxweyne ka dhigta.

Caliyow hadalkaaga umada ka daa weygaranayaan ina biixiye inuu keligii talis yahay macangagee .

 

Waxaan leeyahay Wasiir Waran Cade haddii Mujaahidnimo cid lagu dooranaayo mujaahid Xasan Ciise iyo Mujaahid Ibraahin Dhegoweyn ayaa lagu dooran lahaa, haddii cidi xilku waayi lahayd maaha Mujaahidna  Adigaa ku waayi lahaa. Gari Allay taqaanaaye.

 

Qore: Aqoonyahan :Ismaaciil C/laahi Cilmi(dheeg)Dheeg99@hotmail.co.uk

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews