Waxa aanu si weyn ugu cambaarayna Madaxweyne Siilaanyo iyo madaxda xukuumadiisaba sida ay u bahdileen sharaftii iyo karaamaddii umadda reer Somaliland.”Yusuf Budle, NURP Chairman
May 9, 2016 - Written by Berbera Today
Waxa aanu si weyn ugu cambaarayna Madaxweyne Siilaanyo iyo madaxda xukuumadiisaba sida ay u bahdileen sharaftii iyo karaamaddii umadda reer Somaliland.
Waxa aan usoo jeedinayaa dhamaanba Sacabka reer Somaliland ee ay ku habsatay hogaan iyo maamul xumadu in ay ka qayb qaataan furidda doodo cusub oo ku saabsan siddii ay Jamhuuriyada Somaliland mawqif cad uga qaadan lahayd Keligii-taliye Ismacil Cumar Geele.
Guul iyo Gobonimo
Yusuf Budle, NURP Chairman