berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasiir Cali Dhegoole Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedeyn Kaga Timi Odayaal Uhadlaayay Maareyihii Hore Ee Wakaalada Biyaha Berbera Oo Xilka Laga Caydhiyay
May 10, 2016 - Written by Berbera Today

“Odayaasha Waxan Leeyahay Cid Kursiga Iibsatay Majirto Siqaawan Ayaa Loo Wada Hadlayaa, Maareyaha Waa La Bedelay Dawlada Ayaa Wax Bedesha”Wasiir Cali Dhegoole

Cali Dhegoole

Berbera(Berberatoday.com)-wasiir Kuxigeenka Wasaarada Warshadaha Somaliland Cali Axmed Maxamed(Cali Dhegoole) ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal kasoo yeedhay odayaal kasoo jeeda Jufada Hoose ee Maareyihii Hore ee Wakaalada Biyaha Berbera Cabdiraxmaan Cartan Geedi oo mudo 11 sanadooda maamulaayay wakaalada Biyaha Berbera wiigan horaantiiosiina xilkaas laga caydhiyay balse aan ilaa hada xilkaas wareejin oo la wareegaysanaya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka wasiir Cali Dhegoole Oo Ka Jawaabaya eedeyn Odayaashaasi Usoo Jeediyeen

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews