berberatoday.com
Haatufka Maanta Muxuu Ka Yidhi Socdaalkii Madaxweyne Siilanyo Ku Tagay Dalka Jabuuti Iyo Meeqaamka Lagu Qaabilay
May 12, 2016 - Written by Berbera Today

HaatufkaHargeysa(Berberatoday.com)-Allaylee nin wax qaban jiray oon la tabin baan nacay.Ninkii Xirsi waa taas baylahdii uu ku beegnaa soo shac baxday ee Odaygii madaxweynaha inoo ahaa kala dhex fadhiistay Mooryaantii reer Walaweyn.

Horta Siiraanyo isaga inkaartan galabsaday markuu xishmayn waayey kuwii ay soo wada halgameen ee kii   maalintii ay ugu darnayd SNM-tii qorigii iyo booshkiiba kala soo galay  uu madaxtooyadii u dhiibtay ee walibana isaga ka doortay ninkii kaaruhu jiidhay.Dee ka gura hadaba waa kaas ninkii naanaysta lahaa Odaygii ambiyey ee intuu been sakhiraad ah sidiisii ku butaaciyey Jibuuti ku tuuray dabadeedna ay isaga iyo kii yaraa ee ina Cawil Dubay lacag u doonteen.

 

Ma waxaad aragtay duul marka lacagba loo sheego imaankuba ka tagayo oo miyir-beelaya !.Anba waan garanayey Waddan iyo Dawladnimo ay ilaashadaan iska daayo inay macal Odaygan ay siteen Dharkaynka u dirayaan.

 

 

 

 

Xigasho Haatuf.Net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews