berberatoday.com
Madaxweyne Geele Oo Canaan dheggaha Goostay Ganacsade Ina Aw siciid+ Xayiraadda dhaqaale + Filashada Iscasilaadda Muuse Biiixi Iyo Dhoolo-ka Qosolka Madaxweyne Siilaanyo…
May 13, 2016 - Written by Berbera Today

dhobigaHargeysa(Berberatoday.com)-iyaddoo uu jiro khilaaf hor leh oo soo kala dhex galay dawlada Somaliland iyo dalka Jabuuti ee uu hor-joogaha u yahay Digteeter Ismaacil Cumar Geele, ayaa hadana waxa durba gebi dhaclayn bilaabay shaqsiyaad dano weyn ku qabay xidhiidhkii hore ee uu dhexeeyey labada dal.

Tusaale, ahaan waxa khilaaf soo kala dhex galay Madaxweynaha dalka Jabuuti Mr Geele iyo sidoo kale, Ganacsadaha laba gardaaqa ah ee Lagu Magacaabo Maxamed Aw Siciid,kuwaasoo khilaafkoodu salka ku hayo, kaddib markii dhowaan xukuumadda Somaliland fasaxday in dalka la keeni karo xadhig Internet-kaasoo ay ogolaansho u siisay shirkaddo laga leeyahay Somaliland, iyaddoo markii hore kooto muddo 25-sanaadood ah qalinka xukuumadda iyo Baarlamaanka Somaliland ugu duugeen Ganacsade Aw siciid oo shuraako la ah qoyska Madaxtooyadda Jabuuti inuu dalku ugu xidhnaado, hadana arrimo badan oo dib u eegis uu ku sameeyey Madaxweyne Siilaanyo ayaa sababay in dib loo furo, maadaama oo aan shacabka Somaliland dani ugu jirin wax kooto ahi.

Hase-yeeshee, wararka laga helaayo khilaafka Geele iyo Ganacsade Ina Aw Siciid ayaa la sheegay inuu salka ku hayo inuu Ganacsadahani yahay Khiyaamoole, isla markaana Been hore ugu sheegay Madaxweyne Geele, waxana Wararka ka ag dhow Madaxweynaha Jabuuti sheegayaan inuu bixiyey amar dhamaan laagaga joojinaayo account-nada xisaabta dawladda iyo inaanu la bixi Karin wax dhaqaale ah, ilaayo uu meel kaga soo waraamaayo dakhligii ka galay xidhiga Som Caple-ka.

Isku dhaca Jamhuuriyada Somaliland iyo dalka Jabuuti waxa ay rajaddisii god madow ku ridday Musharrax Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, oo isagga ay dan weyni ugu jirtay saaxibtimadda labada dal, iyo sidoo kale, xadhigii Kootada ahaa ee Ina Aw siciid hore Xukuumadda Somaliland ugu siisay oo hadda qadkiisi galay.

Muuse Biixi oo ah shaqsi digteeter ah, ayaa hadda gabi-ahaanba ay kasoo xidhantay albaab uu ka heli jiray dhaqaale iyo sidoo kale, taageero miisaan leh, waxanu hadda laga yaaba inuu maalmaha soo socda ku

 

 

 

Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews