berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Golaha Deegaanka Berbera Oo Yeeshay Kalfadhigii 13 Aad Taageero Muglehna Umuujiyay In Dekeda Berbera La Kireeyo
May 14, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Kalfadhigii 13 aad ee ay yeeshaan golaha deegaanka degmada Berbera ayaa maanta ka furmay xarunta Maamulka dawlada Hoose ee berbera, waxaana kalfadhigaas hogaaminaayay gudoomiyaha golaha deegaanka Degmada Berbera iyada oo ay kasoo qeyb galeen badiba xubnaha golaha deegaanka degmada Berbera waxaana lagaga doodaayay kalfadhigaas Mashraaiicdii dhamaaday iyo qorashayaasha Mustaqbalka iyo hawalaha ay qaban doonaan golaha deegaanka Berbera, Sidoo kale waxa ay xubnaha golaha deeganka Berberra kulan labaad oo ay maanta yeesheen ku taageeren qorshaha ay Dekeda Berbera Xukumada somaliland ku Kireysay ee lagaga kireeyay shirkada laga leeyahay dalka isutaga imiraatka carabta ee lagu magacaabo Dubai World.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews