Maayarka Magaalada Tog wajaale Oo Sifo Sharci Daro Ah Ku Xidhay Wariye Cabdiraxmaan (Hiiraan) Oo Ka Hawlgala Warbaahinta Somaliland.
May 14, 2016 - Written by Berbera Today
Togwajaale(Berberatoday.com)-Amarka Soo Baxay Maayarka Magalaada Tog wajaale Cabdi saleebaan ayaa caawa fiidkii xabsiga Loogu Taxaabay Wariye ka Hawlgala warbaahinta somaliland gaar ahaan Shabakada Hadhwanaagnews
Wararka aanu ka helayno Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale oo uu ku sugan yahay wariya katirsan shabakada wajaalenews,net ayaa noo xaqiijiyay in in caawa fiidkii canbaaro 7;30pm ay wariye cabdiraxmaan Nuux Axmed oo Aan saacadaa ku guda jirin shaqadiisa ismarkaana sungaa magaalada wajaale dhexdeeda ay soo weerareen ciidamo uu horkacayo gudoomiyaha magaalada wajaale iyo kuxigeenkiisa ay amar kusiiyeen taliyaha ciidan booliska wajaale in uu xidho wariyahan,