berberatoday.com
Maayarka Magaalada Tog wajaale Oo Sifo Sharci Daro Ah Ku Xidhay Wariye Cabdiraxmaan (Hiiraan) Oo Ka Hawlgala Warbaahinta Somaliland.
May 14, 2016 - Written by Berbera Today

HiiraanTogwajaale(Berberatoday.com)-Amarka Soo Baxay Maayarka Magalaada Tog wajaale Cabdi saleebaan ayaa caawa fiidkii xabsiga  Loogu Taxaabay Wariye ka Hawlgala warbaahinta somaliland gaar ahaan Shabakada Hadhwanaagnews

Wararka aanu ka helayno  Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale  oo uu ku sugan yahay wariya katirsan shabakada wajaalenews,net ayaa noo xaqiijiyay in  in caawa fiidkii canbaaro  7;30pm  ay wariye cabdiraxmaan Nuux Axmed oo Aan saacadaa ku guda jirin shaqadiisa ismarkaana  sungaa magaalada wajaale dhexdeeda ay soo weerareen ciidamo uu horkacayo gudoomiyaha magaalada wajaale iyo kuxigeenkiisa ay  amar kusiiyeen taliyaha ciidan booliska wajaale in uu xidho wariyahan,

Xadhigan wariyaha ayaan loo mari sifo sharci ah taasi oo ka hor imanaysa qoraalkii ay maxkamada sare u amartay badhasaabyada dalka in aanay  xidhin cid aan loo marin sifo sharciya siiba warhaabin ilaa ay cadaanayso danbi uu galay amaba xiligaa faraha kula jiray.

CAB DIRAXMAAN HIIRAAN

Dhanka wararka aanu ka helayno xadhigan lagu xidhay wariye cabdiraxmaan hiiraan ayaa sheegaya in maayarka magaalada wajaale ka daba socday warbixino laga qoray masuuliyiinta wajaale iyo sidoo kale su,aal la sheegay in isla warihani waydiiyay wasiirkuxigenka Abniga oo la xidhiidhay maamulka wajaale

SIDOO KALE BADHSAABKA GOBOLKA GABILEY OO AANU WAXKA WAYDIINAY AYAA NOO SHEEGAY IN AANU  WAX WARA HAYNIN XADHGA WARIYAHAN WAXLAGA WAYDIIYAYNA AANAY JIRIN

DHANKA KALE MAAYARKA WAJAALE OO AANU ISKU DAYNAY IN AANU LA XIDHIIDHNO AYAA UU XIDHNAA TELKIISA GACANTU,

 

Xigasho Wajaalenews.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews