berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Mayarka Degmada Berbera Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sababta Ay Berbera Uga Mabnuuceen In Geela Iyo Lo,da Lagu Qalo Iyo Ganacsade Cabdi Bulaale Oo Iska Difaacay Eedo Loo Jeediyay
May 15, 2016 - Written by Berbera Today

GeelaBerbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha deegaanka Degmada Mudane Cabdishakuur Maxamud Xasan(Cidin)ayaa faahfaahin dheeraada ka bixiyay Sababta ay Berbera uga mabnuuceen ina Geel iyo Loda lagu qalo iyaga oo dhawaan mabnuucay islamarkaan axidhxidhay hiliblayaashii Geela qali jiray ee magaalada Berbera, waxaanu gudoomiyuhu sheegay in sababta ay umabnuuceen tahay kadib markii ay ku arkeen Xerada gawraca ee Berbera Neefaf geela ama awra oo xanuunsan oo qaliin loo diyaariyay iyo waliba hiliblayaasha Geela qala oo uu ku eedeeyay inaanay uhogaansami amarada kasaoo baxa dawlada hoose ee Berbera.

Cabdi Bulaale

Arin ayaa waxa dhinaciisa iska diifac oo ka jawaabay Ganacsade Cabdi Bulaale Xirsi oo kamida hiliblayaaasha Berbera ee Geela ugu badan qala waxaanu sheegay in neefka la sheegayo ee xanuunsanayay uu isagu lahaa balse aaanu qalayn ee meesha gawraca uu kudhacay marka horena uu ahaa neef bukaana oo buur ka dhacay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan Oo Dhamaystiran

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews