berberatoday.com
USA: Shirkada Pfizer Oo Diiday In Dawooyinka Ay Soo Saarto Loo Isticmaalo Qisaasida Danbiilayaasha
May 16, 2016 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Shirkada ugu weyn ee soo saarta daawooyinka ee loo yaqaan Pfizer ayaa sheegtay in hada kadib daawooyinka ay soo saarto aan loo adeegsan karin qisaasida danbiilayaasha dilka lagu xukumo wadankaasi Maraykanka.

pfizer-drugs-executions

Dalka Maraykanka oo kamid ah wadamada weli laga fuliyo qisaasida dadka dilka lagu xukumo ayaa horey u casriyeeyey qaabka ay wax u qisaasaan oo ay u isticmaalaan daawooyin la isku daro kadibna qofka lagu suuxiyo inta aysan nafta ka bixin. Balse kooxaha u ololeeya joojinta qisaasida ama xukunada dilka ayaa horey culeys u saaray shirkadaha daawooyinka soo saaro oo hada dhamaantood diiday in cilmigooda loo adeegsado dilalka maxaabiista.

Dowlada Maraykanka ayaa hada sheegtay inay eegayso qaabka kale oo ay arrintan uga jawaabi doonto maadaama wadankaasi xabsiyadiisa ay ku jiraan kumanaan maxaabiis ah oo sugaya in lagu fuliyo dilka lagu xukumay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews